
Waxey Tacsi tiraanyo leh u dirayaan Allaha u naxariistee
Abihii nabada Caaqil Haaji Mahamud Ali Jimcaale (Xaaji Kookaar) oo 6 /12/2008 geriyooday
Jaaliyada Mudulood waxey dhamaan umadda Somaliyeed iyo eheladii uu ka geriyoday Marxuum Caaqil Haaji Mahamud Ali Jimcaale (Koogaar) leyihiin Allaha inaga samri siiyo MARXUUMKANA waxaan Ilaah ugu baryaynaa Janadii fardowso ka waraabiyo AMIIN AMIIN AMIIN
Waxaa tacsi diraya
1)Abdirahman M Nor (Cowsey)
2)Abdulqdir Husen Malim (Abba)
3)Da.ud Mahamed Muuse
4)Abdulahi Fu.aad
5)Yusuf Muuse
6)Ahmed Ismacil
7)Abshir Jurus
8)Cismaan Dhuunte
9)Abdi Mudey Hasan
10)Adan Mahamed (oor)
11)Abdulahi Ali Hilowle
12)Ahmed Toxoow
13)Mahamud Mooge
14)Mahamed Mooge
15)Hasan M Balaak
16)Ahmed Warsheekh
17)Abdi Hiloowle
18)Hasan Muuse (Qoslaaye)
19)Haaji ciise
Abdi Ali <af_rah_9@hotmail.com>
Dhamaan Jaaliyada Mudulood Gotherberg Sweden Oo Tacsi Udiray Caaqil Koogaar
Waxey Tacsi tiraanyo leh u dirayaan Allaha u naxariistee Abihii nabada Caaqil Haaji Mahamud Ali Jimcaale (Xaaji Kookaar) oo 6 /12/2008 geriyooday