
MARXUUMKA AYAA AHAA CAAQIL SOOMAALIYEED OO KU CAAN BAXAY U OLOLEYNTA NABADA GEERIDIISA AYAA AAD LOOGA NAXAY WAXAANA EEBA UGA BARYEEYNAA INUU JANADII KA WARAABIYO CARUURTII IYO QOYSKII UU KA TAGEY GADAASHIISA ALLAH BALEYN
WAXAA TACSIDAAN DIRAYO DHAMAAN DADKA KALA AH
Magaalada Toronto
1- daahir caraale
2-nuurto xaaji xasan
3-batuulo sh.axmed
4-naciimo cali axmed
5-muuse kuulow
6-libaan c.mahdi
7-yuusuf shaqaaq
8-maxamed qashow
9-xaaji maxamoud m.shaatax
10-maxamed nuur cali
11-axmed m.mahdi
12abuukar sh.Galti
13- yasiin axmed raage
14-maxamed cali falaax
15 shire cali jumcaale
16-
17-maxamed ibraahim culusow
18-axmed maxaad mahdi
19-shoombe cumar calasow
MAGAALADA OTTAWA
1-xaaji cabdi cade
2-DR.cali cabdulle
3-DR.maxamoud macalin "eebow
4-awees xuseen biif
5-awees maxamed WAXOOL
6-C/QAADIR MAXAMED jus
MAGAALADA EDMONTON
1-Dr.cali xasan mahdi
2-muxidiin maxamed xasan JAMAL
3-xasan maxamed nuur"xasan makaaw
wabilaahi towfiiq
Xaaji Maxamoud
Jaaliyada Mudulood ee Dalka Canada oo Tacsi Udirtay Alaah Unaxariistee Xaaji Koogaar
WAXGARAD KA TIRSAN BEESHA MUDULOOD EE CANADA WAXEY TACSIDAAN TIIRAANYADA LEH GAARSIINAYAAN DHAMAAN EHELADII IYO QARAABADII UU KA BAXAY ALLAHA U NAXARIISTO CAAQIL XAAJI MAXAMOUD CALI JUMCAALE"XAAJI KOOGAAR" OO KU GEERIYOODEY CARIGA MAREYKAN