Ciidamo cusub oo Amisom, Kenyan, Faransiis Daawo sawirada

0
Monday October 24, 2011 - 13:41:56 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1795
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo cusub oo Amisom, Kenyan, Faransiis Daawo sawirada

    Sida aan ka soo xiganay TV-ga Nation TV ee dalka Kenya waxaa shalay dagaalka si buuxda u soo galay Dowladdo hor leh sida Dowladda France, Ciidan Amisom ah oo ka soo galay dhanka Keenya & ciidamada Soomaaliya & Keenya oo is wada garabsanaya waxaayna l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida aan ka soo xiganay TV-ga Nation TV ee dalka Kenya waxaa shalay dagaalka si buuxda u soo galay Dowladdo hor leh sida Dowladda France, Ciidan Amisom ah oo ka soo galay dhanka Keenya & ciidamada Soomaaliya & Keenya oo is wada garabsanaya waxaayna la wareegeen dhul hor leh sida deegaanka Odo, waxaayna ku sii sii dhaqayaan dhanka Afmadow Wararka waxaay intaa ku darayaan ciidanka faransiiska aay ka soo galayaan dhanka bada balse ma cadda in aay beriga ciidankooda ka dagaalami doonaan waxaase la shaaciyay keliya markabka dagaalka ee Faransa inuu ka caawinayo ciidanka huwanta ah ee Amisom, Kenya, & Somalia.

Waxaa cajiib ah in lagu arkayay gaadiidka gaashaaman ee Amisom oo si fir fircoon ugu sii qulqulaya laba jiho sida tan Gedo oo aay jaa gaareen deegaanka Busaar & dhanka Afmadoow si aay u tagaan Kismaayo.

Halkaani waa sawirada Shabakada warsheekh aay heshay











Warsheekh Kala Soco Isbadalada Isdaba jooga ah ee Siyaasada Soomaaliya
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip