
0
Dhambaalkaan ayaa waxa uu naga soo gaaray Culimada, Xirta, Indheer Garadka iyo dhamaan Bulshada ku dhaqan Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/Dhexe.
Tacsidaan ayaa waxa dirayo Culimada kala ah
1. Sheekh Qaasim Sheekh C/raxman
2. Seekh Maxamud Sheekh C/raxman
3. Sheekh C/qaadir Sheekh C/raxman
4. Sheekh Ibraahim Sheekh C/raxman
5. Sheekh Aweys Sheekh C/raxman
6. Sheekh C/raxman Sheekh Mux’ed
7. Xaaji C/llaahi Sheekh Mux’ed
8. Sheekh Da’ud Sheekh Mux’ed
9. Sheekh Cumar Sheekh Mux’ed
Iyo Dhmaan Reer Sheekh C/raxman Ow Cumar iyadoo Alle uga baryay in uu Janadii Fardowso ka waraabiyo Ehleka iyo Qaraabada oo ka tagay Xaajigana Samir iyo Iimaan kasiiyo Inaa LIlaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun .
27/02/2024 - 18:41:48
20/03/2022 - 22:22:19
14/03/2022 - 20:32:39
08/02/2022 - 23:19:25
06/02/2022 - 14:57:47
16/01/2022 - 18:10:02
19/12/2021 - 23:59:35
09/11/2021 - 12:29:33
09/11/2021 - 11:28:40
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392206
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84130
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 67979
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55522
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54037
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50376
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44284
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43639
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38738
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38226
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1738
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2282
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2092
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1854
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1940
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1838
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1899
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2352
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2298
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2064
Culimada Reer Warsheekh & Dhambaalka Tacsida Caaqil Xaaji Maxamud Cali Jimcaale (Koogaar)
Waxa wili si isdaba joog ah ugu soo dhacayay E-mailada Shabakada Warsheekh.com Dhambaalada Tacsida Alaah Unaxariistee Aabaha Nabada & Wada Noolaanshaha Soomaaliya Marxuum Xaaji Koogaar.