Tacsi loo dirayo Ehelkii & Qarabadii uu ka geriyoday Aabhii Nabada Somaliya ee Caaqil koogaar

0
Tuesday December 09, 2008 - 16:20:04 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1195
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi loo dirayo Ehelkii & Qarabadii uu ka geriyoday Aabhii Nabada Somaliya ee Caaqil koogaar

    Geeridu waa xaq,naf kastana waxay sugtaa waa geeri,Kullunafsu daa'iqatul mawt,Inagoo aad uga tiiraanyeeysan geeridii ku timid Caaqilkii Nabadda Soomaaliyeed Caaqil Xaaji Maxamuud Cali Jimcaale "Koogaar" Waxaan Rabbiga awoodda leh uga r

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Geeridu waa xaq,naf kastana waxay sugtaa waa geeri,Kullunafsu daa'iqatul mawt,Inagoo aad uga tiiraanyeeysan geeridii ku timid Caaqilkii Nabadda Soomaaliyeed Caaqil Xaaji Maxamuud Cali Jimcaale "Koogaar" Waxaan Rabbiga awoodda leh uga rajeeyheeynaa inuu ka waraabiyo Najadii fardawsa inta uu ifka uga tegey iyo Ummadda Soomaalieed oo dhanna Rabbi samir ka siiyo. AAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIn. INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.


Waxaa diraayo Tacsidaan dadkaan hoos ku qoran:-
 
1-Ph,Xuseen M.Cabdulle "WADAAD"

2-Raaxo M.Cabdulle

3-Fu'aad M.Cabdulle

4-Seynab M.Cabdulle iyo Dhammaan reer Aw Maxamed Fareey

5-Maxamed Maxamuud Cadaawe "Geeddow" iyo Xaaskiisa iyo Dhammaan Reer Geeddow Caddaawe

6-Dr Sacdi Xuseen Rooble  iyo Dhammaan reer Xuseen Rooble
7-Dr.Axmed Maxamed Maxamuud Shuqul

8-Xuseen Axmed Calasow iyo Dhammaan reer Axmed Calasow Cariif

9-Axmadeey Cali ganeey iyo Dhammaan reer Cali ganeey

10-Daahir Ibraahim Waasuge iyo Dhammaan Ilma Dr Maxamed Ibraahim Waasuge

11-Dr.Abuukar Baraxow Caddow

12-Cismaan M.Axmed Dhega cadde

13-Maxamed Cali Axmed Cowke.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip