Madaxweyne Shariif Oo U Duulay Caasimada Ethiopia Ee Adis Ababa

0
Thursday November 24, 2011 - 16:02:20 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Shariif Oo U Duulay Caasimada Ethiopia Ee Adis Ababa

    Wafdi uu Horkacayo Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa u Ambabaxay Dalka Ethiopia iyagoona Lagu Wado in ay ka Qeyb galaan Shir Beri magaalada Addis Ababa uga Furmayo Urur Goboleedka IGAD.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu Horkacayo Madaxweyne Shiikh Shariif ayaa u Ambabaxay Dalka Ethiopia iyagoona Lagu Wado in ay ka Qeyb galaan Shir Beri magaalada Addis Ababa uga Furmayo Urur Goboleedka IGAD.
Safarka Madaxweyne Shariif ayaa waxaa ku wehlinayey Masuuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda KMG ee Soomaaliya Xuseen Carab Ciise iyo Xubno kale.

Wafida uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya oo maanta ka duulay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan shir Magaalada Addis’ Ababa ugu furmayo Urur goboleedka IGAD.

Waxaa Maalinta Beri Lagu Wadaa in Caasimada Dalka Ethiopia uu ka Furmo shir Urur Goboleedka IGAD ka Yeelanayaa Soo Galitaanka Ciidamada Kenya Iyo Ethiopia





W/D: Abdi Shiine Moalin
E-mail: shiine173@hotmail.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip