Dagaal Xoogan oo caawa gil gilay Magaalada Muqdisho.

0
Monday January 23, 2012 - 22:31:19 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Xoogan oo caawa gil gilay Magaalada Muqdisho.

    War deg-deg ah, Dagaal qaraar ayaa waxa uu caawa mar qura kawada qarxay dhamaan aagaga ciidamada dowlada, Amisom iyo Alshabaab isuku horfadhiyaan ee duleedka Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War deg-deg ah, Dagaal qaraar ayaa waxa uu caawa mar qura kawada qarxay dhamaan aagaga ciidamada dowlada, Amisom iyo Alshabaab isuku horfadhiyaan ee duleedka Magaalada Muqdisho.
Daryanka madaafiicda ayaa ah mid xoogan oo laga wada maqlayo inta badan xaafada muqdisho iyadoo sidoo kalena ay jirto duqeymo meelo fog ay ka tuurayaan ciidamada Amisom kuwaasi oo lagaran karin goobaha rasmiga ah ee lala bartilmaameesanayo.

Aagaga xaafadaha Hurwaa iyo Yaaqshid ayaa lagu soo warmaayaa in dagaalada intooda badan ay ka socdaan iyadoo dagaalkana bilowday kadib marki ciidamo katirsan Alshabaab ay weerar ku ekeeyeen dhamaan aagaga ciidamada dowlada iyo Amisom kusugan yihiin.

Wixi kusoo kordha kala soco wararkeena danbe

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip