MD:Shariif Oo Kormeeray Bacadlihi Hore Xamar Weyne(Sawiro)

0
Monday February 06, 2012 - 17:57:03 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1008
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MD:Shariif Oo Kormeeray Bacadlihi Hore Xamar Weyne(Sawiro)

    Waxaa maagalada Muqdisho ka socda maalmahaan Howlagalo Oo dhismooyinka Dowlada leedahay looga Saarayo Dadkii shacabka ay daganaa dhismooyinkaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maagalada Muqdisho ka socda maalmahaan Howlagalo Oo dhismooyinka Dowlada leedahay looga Saarayo Dadkii shacabka ay daganaa dhismooyinkaasi
Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya iyo Xubnihii horey gacanta ugu hayay gurigaasi oo maanta kulan wada qaday , waxaana lagu wareejiyay Madaxweynaha dowladda Shariif Shiikh Axmed waxaana haatan si toos ah u maamulaysa gurigaasi dowlada iyadoona dib u dhis lagu samayn doono,

Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegay in uu labo shahaado sharaf gudoonsiin doono Beeshii gacanta ku haysay Bacaadlihii hore ee Degmadda Xamarweyne iyo waliba Shaqsiga Maamulayay Dhismahaasi,

Shiikh Shariif ayaa waxa uu maanta sidoo kale ku celiyay baaqii ahaa in laga baxo Xarumaha iyo Guryaha dowladda ,

Sikasta ay ahaaata Waxaa Wali Si Nabad ah looga baxayaan Dhismooyinka ay dowladaha leedahay iyadoona dadkii shacabka ay daganaay Goobahaasi maalinba maalinta ka dabmbeysa faarujinaya dhismooyinka sharci darada ku daganaayeen.


http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/xamar2.JPG

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/xamar3.jpg

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/xamar4.JPG

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/xamar.jpg






Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip