Ciidamada dowlada oo xanibay wadooyinka Magalada Muqdisho.

0
Tuesday March 06, 2012 - 08:20:05 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada dowlada oo xanibay wadooyinka Magalada Muqdisho.

    Waxa saakay gabi ahaan xanibay wadooyinka halbowlaha u ah magaalada Muqdisho kuwaasi oo lagu soo daadiyay ciidamo darees gaar ah kulabisan isla markaana dadka iyo gaadiidkaba udiidayay iney maraan wadada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa saakay gabi ahaan xanibay wadooyinka halbowlaha u ah magaalada Muqdisho kuwaasi oo lagu soo daadiyay ciidamo darees gaar ah kulabisan isla markaana dadka iyo gaadiidkaba udiidayay iney maraan wadada.
Isgoysyada magaalada Muqdisho gaar ahaan inta udhaxeyso Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo aqalka madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxa lagu arkayay dadweyne si raxan raxan ah utaagan hareeraha wadada kuwaasi oo ay danta ku qasabtay iney hakiyaan socodkooda.

Ciidamada Booliska iyo militarigaba ayaa waxey si isku mid ah uga wada qeyb qaadanayeen hakinta dadka iyo gaadiidka magaalada Muqdisho iyagoo sidoo kalena ku armayay goobaha ganacsiga ee kuyaaro hareeraha wadada iney yareeyaan dhaq dhaqaaqa.

Arintaani ayaa lala xiriirinayay, imaanshaha magaalada Muqdisho wafdi katirsan dowlada dalka Turkiga uu horkacayo ra'isul wasaare kuxigeenka dalkaasi Bekir BozdaÄŸ iyo qaar katirsan maalqabeenada dalka turkiga ugu caansan

Wixi kusoo kordha kala soco wararkeena danbe
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip