Siyaartii Sheekh Uweys Al-qaadiriyah oo lagu soo gebegebeeyey Magaalada Muqdisho ee Waddanka Soomaaliya

0
Friday July 25, 2008 - 19:38:41 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 5013
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaartii Sheekh Uweys Al-qaadiriyah oo lagu soo gebegebeeyey Magaalada Muqdisho ee Waddanka Soomaaliya

    waxa maanta oo bishu tahay 31 maarso maalin isniin ay tahay waxaa magaalada muqdisho lagu qabtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxa maanta oo bishu tahay 31 maarso maalin isniin ay tahay waxaa magaalada muqdisho lagu qabtay

 

 


waxa maanta oo bishu tahay 31 maarso maalin isniin ay tahay waxaa magaalada muqdisho lagu qabtay

bannaanbaxii siyaarada sheekh aweys al qaadiriya kaa soo lagu qabtay barxada degmadda xamar jabjab waxaana ka soo qayb galay dariiqooyinka sida dariiqada rufaaciya axmadiya saalixiya iyo saylaciya

waxaa lagu soo bandhigay qasiidooyin iyo waxaa kaloo looga hadlay karaamada sh.aweys al qaadiriya

waxaana aqrinaayey ama sheegaayay sheekh weli sh.cadulqaadir sh. xasan oo ah abaabulaha iyo u qidmeynta dariiqada sh .aweys al qadiriya waxaa goob joog ka ahaa naaibka dariiqada qaadiriya sheekh cabulqaadir yarow sh cabdulqaadir sh maxamed sh ooyaaye naaibka dariqada rufaaciya sheekh saalim cumar sh weli iyo afhayeenka ahna xoghayaha dariiqada rufaaciya sheekh cali cumar abati alfaghi iyo sheekh caydaruus cumar sh weli ugu dambeyntii waxaa meesha ugu duceeyey dadweynaha sh axmed sh aweys sh muxyidiin alqaadiriya jawiga siyaarada waxay aheyd mid aad u sareysa dhinaca amaanka aad

 

iyo aad uyuu u sugnaa waxaana meesha lagu bixiyey ijaasadii wabilaahi towfiiq

by sheekh cali cumar abati alfaghi telephone 002521 5509205

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip