Hoyo Mako Xasan Afrax.

0
Saturday April 14, 2012 - 13:31:54 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 7943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoyo Mako Xasan Afrax.

    Tacsi: inaa lilaah wa inaa ileehi raajicuun, dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada warsheekh waxey tacsi tiiranyo leh udirayaan dhamaan ehelka iyo qaraabadi ee ka geeriyootay alaah unaxariistee hooyo Mako Xasan Afrax oo ku geeriyooday degmada War

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi: inaa lilaah wa inaa ileehi raajicuun, dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada warsheekh waxey tacsi tiiranyo leh udirayaan dhamaan ehelka iyo qaraabadi ee ka geeriyootay alaah unaxariistee hooyo Mako Xasan Afrax oo ku geeriyooday degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe. Geerida kutimid hooyo mako ayaa waxa lagaarsinayaa dhamaan Owlaadeeda gaar ahaan, dadka hoos kutixan.

Fadumo Moalim Ahmed
Seynab Moalim Ahmed
Maxamud Moalim Ahmed
C/llaahi Moalim Ahmed
Aamino Moalim Ahmed

Ilaahey haka warbaabiyo Janatu Fardowsa, Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip