Axmed M Max'ud (Axmed Yonis)

3
Tuesday May 15, 2012 - 00:25:44 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 8401
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed M Max'ud (Axmed Yonis)

    Inaa Lilaah wa inaa ileehi raajicuun, Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa halkaan tacsi tiiraanye leh uga dirayaan ehelka iyo qaraabadi oo ka geeriyooday alaah unaxariistee Marxuum Axmed Maxamed Max'ud (Axmed Yonis) oo ku ge

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaah wa inaa ileehi raajicuun, Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxa halkaan tacsi tiiraanye leh uga dirayaan ehelka iyo qaraabadi oo ka geeriyooday alaah unaxariistee Marxuum Axmed Maxamed Max'ud (Axmed Yonis) oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Alaah Unaxariistee Marxuum Axmed Maxamed Maxamud (Yoonis) ayaa waxa lagu aasay magaalada Muqdisho maalinimadi shalay iyadoo aaska marxuumkana ay kasoo qeyb galeen boqolaal dad ah kuwaasi oo isugu jiro ehelada iyo asxaabta Marxuum Yoonis iyagoo eebana uga baryay inuu siiyo danbi dhaaf, AAMIiN.

Geerida kutimid Marxuum Yoonis ayaa waxa looga tacsiyeenayaa dhamaan ehelka iyo qaraabada Marxumka gaar ahaan ilmo Yoonis oo kala jooga dacalada dunida iyadoo eebana looga baryay inuu samir iyo iimaan kasiiyo, marxuumkana eebe siiyo raxmadiisa waasaca ah , AAAAAAAAAAAAAAAAAAAMIIIIIIIIIIIIIIN.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip