Kadib qabasashadi cidamada dowlada iyo kuwa Amisom ee degmada Afgooye ayaa waxa yimid qeylo dhaan ka imaaneyso dadka shacabka ah kuwaasi oo qaati kataagan tacadiyo ay geesanayaan ciidamo kulabisan dareeska dowlada kuwaasi oo geestay falal isugu jiro boob iyo caga jugleen.
Gudoomiyaha maxkamadda ciidmada qalabka sida General Xasan Maxamed Xuseen Muungaab waxa uuna sheegay in arintaasi ay tahay mid aan loo dulqaadan Karin cid waliba oo lagu ogaado in ay sharci daro ka wada degmada afgooye ha’ahaadaan milatari booliska ama nabad sugid in la hor keeni doono sharciga talaabana laga qaadi doono.
Waxa uuna madaxda dowlada ugu baaqay gaar ahaan saraakiisha ciidmada in ay degmadaasi iyo duleedka Muqdisho ay geeyaan ciidan amaan ah oo aan dhibaato u geysaneynin dadka deegaanadaasi.
Digniintaan uu jeedinayo gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada General Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa waxa ay imaanaysaa iyadoo ay ciidamo milataar ah ay si sharci daro canshuur ay uga qaadaan dadka degmada afgooye
General Mungaab oo Ujawaabay shacabka Reer Afgooye
Kadib qabasashadi cidamada dowlada iyo kuwa Amisom ee degmada Afgooye ayaa waxa yimid qeylo dhaan ka imaaneyso dadka shacabka ah kuwaasi oo qaati kataagan tacadiyo ay geesanayaan ciidamo kulabisan dareeska dowlada kuwaasi oo geestay falal isugu jiro