Nabadoon Xaad oo si dirqi ah uga bad baaday Qarax.

0
Monday June 18, 2012 - 02:39:42 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 827
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nabadoon Xaad oo si dirqi ah uga bad baaday Qarax.

    Maxamed Xasan Xaad Nabdoonka beelaha Hawiye ayaa caawa si kadis ah uga bad baaday qarax xoogan oo qabsaday gaarigi nabadoonka oo bas beelay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed Xasan Xaad Nabdoonka beelaha Hawiye ayaa caawa si kadis ah uga bad baaday qarax xoogan oo qabsaday gaarigi nabadoonka oo bas beelay. Gaariga oo taagnaa afaafka hore ee guriga afhayeenka odoayaasha Hawiye Axmed Diiriye ayaa mar qura lagu baraarugay gaarigi oo qarxay iyo duqa oo bad baaday, hasa yeeshe khasaaro kasoo gaartay qaa rkamid ah qoyska .

Qaabka uu udhacay qaraxa ayaa waxa kasoo baxaya siyaabo kala gedisan iyadoo wararka qaar sheegayaan in qaraxani uu ahaa walxa qarxa oo lagu soo rakibay gaariga raaxada ee nabadoon Xaad halka warar kale ay sheegayaan in dhulka loogu duugay miinada meelaha fog laga hayo


Qaraxan lagula eegtay Gaariga Nabdoon Xaad Xaafada Xamar Bille ee Degmada Wardhiigley ayaana wali si rasmi ah loo ogeyn iyadoona Ciidamo katirsan Dowlada goobtaasi soo gaareen ayna baaritaano ka bilaabeen waxa dhaliyay qaraxaas
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip