Gaari laga dhax helay 40-Qof oo meyd ah

0
Wednesday June 27, 2012 - 07:57:10 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 857
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gaari laga dhax helay 40-Qof oo meyd ah

    Dadka reer Tanzaniya ayaa ku baraarugay dhacdo ruxday warbaahinta dalkaasi kadib marki ay baahiyee warar la xiriira Dhowr iyo afartan qof oo meyd ah oo laga dhax helay gaari ay saarnaayeen magaalo katirsan dalka Tanzaniya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadka reer Tanzaniya ayaa ku baraarugay dhacdo ruxday warbaahinta dalkaasi kadib marki ay baahiyee warar la xiriira Dhowr iyo afartan qof oo meyd ah oo laga dhax helay gaari ay saarnaayeen magaalo katirsan dalka Tanzaniya
Mas'uul uhadlay dowlada dalka Tanzaniya ayaa shaaca ka qaaday maalinti shalay in magaalada Daduma ee bartamaha dalka Tanzaniya laga helay gaari ay kujiraan afartan qof oo meyd ah kuwaasi oo umuuqday kuwa kuneef qabatoobay gaariga .

Mas'uulka ayaa sheegay in dadkani ay ahaayeen tahriibayaal la rumeesan yahay iney ubadan yihiin dhalashadooda Soomaali iyo Itoobiya kuwaasi oo udhintay neefta oo kucishootay kadib marki lagu qafulay gaarigi ay saarnaayeen.

Dowlada Tanzaniya ayaa sidoo kale sheegtay in goobta kabaxsaday darawalki waday gaariga iyadoo ciidamada amaankana ay kuraad joogaan soo qabashada ninkaa baxsadka ah ee ka mas'uulkaa ahaa dhimashada dadkaan tahriibayay..

Tanzaniya ayaa waxey kamid ah wadamada ugu badan ee dhibaatada xoogan kasoo gaartay dadka tahriib doonka ah kuwaasi oo tacadiyo badan hore uga tirsanayay ciidamada dowlada kuwaasi oo kula kaca dadkani jirdil iyo xabsi mudo dheer oo lacago badan looga furto sii deesmadooda.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip