Xidigi hore kubada Cagta Maradona oo si yaab leh ukala saaray Messi iyo Ronaldo

0
Sunday July 22, 2012 - 17:58:37 in Sports by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xidigi hore kubada Cagta Maradona oo si yaab leh ukala saaray Messi iyo Ronaldo

    (Ciyaaro.net) Mucjisadii hore ee kubadda cagta Maradona ayaa kahadlay labada ciyaaryahan ee ugu fiican caalamka-Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi-isagoo amaan kala duldhacay Messi halka uu dhaleeceen usoo jeediyay laacibka reer Portugal Cristiano Ro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Ciyaaro.net) Mucjisadii hore ee kubadda cagta Maradona ayaa kahadlay labada ciyaaryahan ee ugu fiican caalamka-Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi-isagoo amaan kala duldhacay Messi halka uu dhaleeceen usoo jeediyay laacibka reer Portugal Cristiano Ronaldo. Maradona oo uwaramayay kanaalka TVR wuxuu dhahay,”Ronaldo waligiis magaaraayo Messi hadduu leeyahay xittaa shuudad daran,Messi uma baahno awood uu ugu gambiyo laacibiinta ama uu kushuudo kubadda.”

“Messi markuu gool dhaliyo wuu dabadagaa laakiin Ronaldo markuu gool dhaliyo wuu istaagaa sidii asigoo xayaysiin kusameenaya shaambo lagadi rabo camal.”

Maradona ayaa hadalkiisa kusoo gabagabeeyey,”Aniga iyo Mesii labadeenaba waxaan kuciyaarnaa lugta bidix,waxaan uwada dhalanay Argentina isla markaana waxaan wacdaro kadhignay caalamka kubada cagta.intaas ayaan kasimannahay aniga iyo Messi.”

Ugu dambeyn Maradona wuxuu kahadlay mustaqbalkiisa iyo haddii uu tababare unoqonaayo kooxda reer Argentina ee Boca Juniers,”Waxaan ogahay inaysan boos iiga banaanneen kooxdaas.”
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip