Cali Dheere Oo Kahadlay Siyaasada Somaliya & xiliga Kala guurka

0
Sunday September 02, 2012 - 12:43:44 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1781
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Dheere Oo Kahadlay Siyaasada Somaliya & xiliga Kala guurka

    Afhayeenka guud Ee Dhaq dhaqaaqa al shabaab Sheikh Cali Maxamuud Raage oo shir jaraaid Saxaafada Qaar u qabtay ayaa waxaa uu ka hadlay dowlada cusub ee loo sameynayo Soomalia .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka guud Ee Dhaq dhaqaaqa al shabaab Sheikh Cali Maxamuud Raage oo shir jaraaid Saxaafada Qaar u qabtay ayaa waxaa uu ka hadlay dowlada cusub ee loo sameynayo Soomalia .
Cali Dheere ayaa waxaa uu sheegay in masuuliyiinta hor boodeysa dowlada cusub ay yihiin dad Qurbaha ka yimid oo aan wax dan ah u hayn umada Soomaliyeed ujeedkooduna uu yahay sidii ay ukala qaybi lahaayeen dalka Kheyraadkiisana u baneylahaayeen sida uu hadalka udhigay .

Al shabaab ayaan hada iyagu qayb ka ahayn Dowlada cusub ee loo sameynayo Soomalia waxaana ay horay u cadeeyeen mowqifka ay ka taagan yihiin iyadoo hadana ay mar kale ku celiyeen Mowqifkooda ku aadan dowlada soomalia loo dhiso oo aysan ka qayb ahayn iyagu
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip