Qur’aan Aqriska Siyarada Sh: Cabdi & Sh: Muxumed oo la bilabay (Sawiro)

0
Friday November 23, 2012 - 16:37:58 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1831
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qur’aan Aqriska Siyarada Sh: Cabdi & Sh: Muxumed oo la bilabay (Sawiro)

    Waxa si rasmi ah maalinimadi shalay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya kabilawday Qur’aan aqriska Siyaaraadka Sheekha Caarifka ah ee kutubada badan alifay Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Wiliga uu dhalay ee dhaxlay Sheekh Muxumed Sheek

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa si rasmi ah maalinimadi shalay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya kabilawday Qur’aan aqriska Siyaaraadka Sheekha Caarifka ah ee kutubada badan alifay Sheekh C/raxman Sheekh Cumar iyo Wiliga uu dhalay ee dhaxlay Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman .
Qur’aan Aqriska siyaaraadka masha’iqda ayaa waxa uu ka bilowday xarunta reer Sheekh C/raxman ee Masjidka Sheekh Cabdiraxman Seylici ee Magaalada Muqdisho degmada Kaaraan.

Qur’aan aqriska siyaarada ayaa waxa sida caadada u ah tartiibta xuska masha’iqdeena waxa lagu bilaabay Subac ka kooban afarta rubac ee Qur’aanka Kariimka oo uu daah furay Shiikheena Sheekh Da’ud Sheekh Muxumed Sheekh c/raxman Ow Cumar iyadoo aqrinta subacyadaani ee soo xaadireen dhamaan mucalimiinti Masha’iqdi iyo waliba talaamiida ku abtirsata Daruuqu Suufiyah.

Aqrinta subacyada Qur’aanka Kariimka ayaa socon doonto mudo shan maalmood iyadoo sidoo kalena ee jiri doonto shanta maalin gudaheeda sadex malin oo Qadmooyinka Qur’aanka la aqrin doono iyadoo maalinta Isniinta ah oo ku began maalinta Shanaad lasoo gaba gabeen doono Siyaaraadka Masha’iqda iyadoo jameecooyinka Culuma’udiinka Ahlusunah Waljamaacna maalintaas soo camiri doonaan xilqooyinka dikriga.

Xafiiska Shabakada Warsheekh ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu idin balan qaadayaa in had iyo jeer oo uu halkaan idin soo dhigi doono muuqaalada iyo wararka la xiriiro siyaarada , waxana sidoo kale idin xasuusineena inaan idin soo gudbin doono dhamaan ixtifaalaadka lagu weyneenayo masha’iqdeena ee xiligaan kasocda daafaha caalamka.

http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(25).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(26).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(3).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(24).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(27).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(1).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(23).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(29).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(2).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(21).JPG
The image “http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(22).JPG” cannot be displayed because it contains errors.
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(4).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(11).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(5).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(12).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(6).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(13).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(7).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(8).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(9).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(10).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(17).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(20).JPGhttp://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(19).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(14).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(18).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(15).JPG
http://www.warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siy_12%20(16).JPG

Dhamaad


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip