Asharaafta Reer Nairobi oo xustay Subanaha (CSW) “ Sawiro)

0
Sunday January 27, 2013 - 11:46:01 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4772
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Asharaafta Reer Nairobi oo xustay Subanaha (CSW) “ Sawiro)

    Magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi oo kamid ah magaalooyinka ee kubadan yihiin Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida ayaa waxa sanadkaani si gooni gooni ah iyo wadajirba uga dhacaya xusas lagu weyneenayo maalinta uu dhashay Nabigeeni Muxamad (CSW) oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi oo kamid ah magaalooyinka ee kubadan yihiin Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida ayaa waxa sanadkaani si gooni gooni ah iyo wadajirba uga dhacaya xusas lagu weyneenayo maalinta uu dhashay Nabigeeni Muxamad (CSW) oo sanad walba xiligaan oo kale dabaal degyo waa weyn ee kadhacaan dunida Islaamka.
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay eena soo abaabuleen Ahlubeytka kunool magaalada Nairobi gaar ahaan Jameecada Masjidka 12th Street ee xaafada Islii ayaa kadhacay maalinimadi shalay kadhacay isla gudaha masjidka kuyaalo 12th Street.

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(33).JPG

Munaasabadaani oo ee soo buux dhaafiyeen culuma’udiinka kunool magaalada Nairobi iyo dadweyne isugu jiro Soomaali iyo muslimiinta kale ee kunool magaaladani ayaa waxa qudbad dheer halkaa ka jeediyay imaamka masjidka Shariif Cabdulaahi oo si aad ah ugu dheeraaday ka sheekeenta Suubanheeni Muxamad (CSW) iyo qiimaha ee igu fadhido maalintaan qiimaha badan.



http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(17).JPG

Shariif Cabdulaahi ayaa sidoo kale xusay in xuska Nabiyulaahi Muxamad (CSW) oo kamid yahay Shacaa’irka Islaamka eena tahay mid waajib ku ah ruux walba oo muslim ah una saaaxib ah hanuun iyo maxabada Nabigeeni Maxamed (CSW).

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(34).JPG

Sheekh Cabdulaahi Xaashi iyo Sheekh Xasan Kenwa oo Kenyaan Muslim ah ayaa waxey iyagana kasoo jeediyeen munaasbad qudbado muhiim ah oo dhamaan salka kuheeso sida ee munaasabka ugu tahay umada Muslimka in maalintaan oo kale isugu soo baxaan isla markaana tusaan quwada muslimiinta cadawga ilaahey iyo Cadawga Rasuulkeeni Muxamad (CSW)

Dhamaan Ahlubeytki Kasoo qeybgalay Munaasabadaani aya mid waliba ku dheeraaday khayrka iyo faa’iidada laga helayo maalintaan oo kale iyagoona umada Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida ugu duceeyay inuu ilaah siiyo midnimo iyo towfiiq isla markaana dib usoo celiyo sharafki ee kulahaayeen Muslimiinta dhaxdooda.

Qa’iidiinta dikriga ayaa sidoo kale halkaa kusoo bandhigay salawaat aad umacaan badan oo qiiro iyo jadbo kuriday dhamaan mucashaqiinti Rasuulka (CSW) ee kasoo qeybgalay munaasabadaasi.

Sidoo kale waxa munaasabada kasoo qeybgalay ardayda yar yare e dugsi Qur’aanka oo maalinti shalay la fasaxay si ee ugu raaxeestaan uguna bar baaraaan taariikhda Nabi Maxamed (CSW).

Haweyn isugu jiro duqow iyo dhalinyaro ayaa dabaqa kore ee Masjidka si aad ah usoo camiray kuwaasi oo iyagana ujoogay si ee faa’iido kheyr badan iyo nafaxaad uga helaan xuska Suubanahoodi Maxamed (CSW).

Sheekh Cabdulaahi Cali Aadan oo ku magac dheer “Sh: C/llaahi Abgaalow” oo aan ka wareesanay qaabka munaasabada udhacday ayaa inoo sheegay in si wanaagsan oo farxad leh ee kusoo gaba gabowday xaflada isagoona sidoo kale umahad celiyay dhamaan ahlubeytki howsha soo abaabulay isla markaana isaga Sheekh Cabdulaahi ahaan uxilsaaray howlaha isku xirka iyo qimada Siyaarada .

Qaar kamid ah magacayada Asharaafti kasoo qeybgashay Siyaarada Rasuulka (CSW).

Shariif Cabdulaahi (Imaamka Masjidka 12th street
Shariif Cusmaan Shariif Ibraahim
Shariif Cali Shariif Maxamed Shariif Xadaad
Shariif Qaasim Shariif
Sh C/raxmaan Shariif Maxbuub
Shariif Saxardiid Shariif
Shariif Mukhtaar Shariif
Shariif C/caziiz Shariif


Waa bahda shabakada Warsheekh oo aad uga barateen soo gudbinta munaasabaha diiniga ah ayaa waxey idin leeyihiin sanadkaan Kiisa Xige eebe hanagu simo, kuligeena maxabada nabigeeni Muxamad (CSW) hana arsuqo..

Xafiiska Shabakada Warsheekh Nairobi.
E-mail: warsheekh10@hotmail.com
Nairobi Kenya

Halkaan Hoose kafiirso sawirada Dhan

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(13).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(20).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(37).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(18).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(19).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(4).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(5).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(7).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(6).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(8).JPGhttp://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(9).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(10).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(11).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(12).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(14).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(15).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(16).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(21).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(22).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(23).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(24).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(25).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(26).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(27).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(28).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(29).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(30).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(31).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(32).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(35).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(36).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(39).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(40).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(41).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(3).JPGhttp://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(1).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(2).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(38).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(46).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(45).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(44).JPGhttp://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(42).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(43).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(49).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(50).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(47).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Mowlid_Asharaf_NBI%20(48).JPG

Dhamaad



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip