Siyaradi Sh: Ooyaaye & Sh: Seylici oo lagu qabtay Nairobo (Sawiro)

0
Monday February 18, 2013 - 12:05:54 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1927
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaradi Sh: Ooyaaye & Sh: Seylici oo lagu qabtay Nairobo (Sawiro)

    Xuska siyaaradka Sheekh C/raxman Seylici iyo Sheekh Ooyaaye ayaa lagu qabtay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xuska siyaaradka Sheekh C/raxman Seylici iyo Sheekh Ooyaaye ayaa lagu qabtay magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi. Siyaaraadka masha’iqda oo si wadajir ah loo qabtay ayaa waxa la aqriyay Qadmooyinka Qur’aanka Kariimka iyo Tawasulaadka Masha’iqda iyo Salawaad aad umacaan badan oo dhamaantood lagu aqriyay xadrada ee kasocotay siyaarada Masha’iqdeena Soomaaliyeed ee Ahlusuna Waljamaac.

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(1).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(4).JPG


Habsoomi uqabsoomida Siyaarada ayaa waxa si weyn isugu xilsaaray Sheekh Cisman Sheekh Muxumed iyo Sheekh Cumar Cabdulaahi Quuri iyo qaar kale oo kamid ah jameecaadka Ahlu dariiqa ee kusugan Magaalada Nairobo oo had iyo jeer utaagan nooleenta Siyaaradka Masha’iqda Soomaaliyeed ee Ahlusunah Waljamaac kuwaasi oo dalka iyo dadkaba kuleh manad weyn oo iyadoo aan dhiig la daadin kadhigay umada Soomaaliyeed 100% kuwa Muslim Ah.

Qaa’idka Dikriga Seyliciyada ee magaalada Nairobi Sheekh Isxaaq Xaaji Muuse ayaa oogay xilqadi Dikriga Seyliciyada oo galabtaasi siweyn usoo talaamiida Ahlusunah Waljamaac ee kunool magaalada Nairobi.

Sidoo kale Qaa’idka Dikriga Aweysiyada ee magaalada Nairobi Sheekh Cabdirisaaq Maxamuud Bare ayaa sidoo kale taagay xilqada dikriga Aweysiyada oo iyadana jadbo iyo qiiro gaar ah laheed galabtaani eena sidoo kale soo camireen xirta daalibul cilmiga ah ee kusugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(10).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(5).JPG

Guud ahaan jawiga Siyaarada ayaa kusoo gaba gaboobay si qurux badan oo nafaxaad aad ubadan leh iyadoo dhamaan dadki kasoo qeybgalay siyaaradana halkaa ugu duceeyeen culimadi kasoo qeybgashay siyaarada.

Culuma’udiin Caan ah ayaa kasoo qeybgashay qur’aan Aqriska Siyaada oo ee kamid yihiin Ahlubeytka sida
1. Shariif Cabdiraxman Shariif Maxbuub
2. Shariif Cali Shariif Xadaad
3. Shariif Qaasim Shariif Isaaq
4. Shariif Saxardiid Shariif Ibraahim

Masha’iqda kale ee kasoo qeybgashay siyaarada ayaa waxa kamid ahaa

1. Sheekh Cabdulaahi Sheekh Cabdi (Jucufe)
2. Sheekh Cabdirisaaq Sh: Sayid Warsame Sh: Jaamac
3. Sheekh Shanyaalow Sheekh Maxamed Nuur (Aluqmaani)
4. Sheekh Cabdulaahi Cali Aadan (Abgaalow)
5. Sheekh Cabdiladiif Sheekh Xasan Yuusuf
6. Sheekh C/raxman Sheekh Max’ed Diirshe

Xafiiska shabakada Warsheekh-Nairobi
E-mail: Warsheekh10@hotmail.com
Mobi: +254-(0)-722635661
Nairobi Kenya

Halkaan Hoose kadaawo dhamaan Sawirada

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(2).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(48).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(3).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(6).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(7).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(8).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(9).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(11).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(12).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(13).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(14).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(15).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(16).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(17).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(18).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(19).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(20).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(21).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(22).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(23).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(24).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(25).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(26).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(27).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(28).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(29).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(30).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(31).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(32).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(33).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(34).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(35).JPGhttp://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(36).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(37).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(38).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(39).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(40).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(41).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(42).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(43).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(44).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(45).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(46).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Sh_%20Oyaye_Seylici%20(47).JPG

Dhamaad

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip