Siyaradi Sheekh Cabdiqadir Jiilaani ee magalada Nairobi (Sawiro).

0
Sunday February 24, 2013 - 16:29:08 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3829
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaradi Sheekh Cabdiqadir Jiilaani ee magalada Nairobi (Sawiro).

    Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu qabtay maalinimadi Jimcada Siyaaradi Sheekha weyn ee Caalamu Islaamka aadka looga yaqaano sida weyna ugu soo halgamay diinta Islaamka, Asayid Sheekh Cabdiqaadir Muuse ( Sheekh Cabdiqaadir Jiilaani).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu qabtay maalinimadi Jimcada Siyaaradi Sheekha weyn ee Caalamu Islaamka aadka looga yaqaano sida weyna ugu soo halgamay diinta Islaamka, Asayid Sheekh Cabdiqaadir Muuse ( Sheekh Cabdiqaadir Jiilaani).
Qur’aan Aqriska siyaarada Sheekh Cabduqaadir Jiilaani ayaa waxa siweyn usoo camiray dhamaan culuma’udiinka Ahlusunah Waljamaac ee kusugan magaalada Nairobi ee dlaka Kenya oo ee wehliyaan Mudarasiinta, Mucalimiinta, ardayda dugsi Qur’aanka kariimka iyo dadweyne Fara badan oo isaga kala yimid xaafadaha kala gedisan ee magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya.

Aqrinta Qadmooyinka Qur’aanka kadib ayaa waxa si weyn looga sheekeeyay taariikhda iyo halganka Sheekh Cabduqaadir Jiilaani gaar ahaan kaalinta uu kasoo qaatay nooleynta diinta islaamka iyo raad raaca taariikhiga ah ee uga tagay umada Muslimiinta.

Sida caadada u ah Culuma’udiinka Ahlusunah Waljamaac (Ahlu Daruuqu Suufiyah) waxa la oogay xilqooyin Dikri ah iyadoo gaba gabadi siyaaradana qudbad dheer oo waano iyo duco oo halkaa ugu soo jeediyay dadki kasoo qeybgalay Imaamka Masjidka 12th Street ahna hogaamiyaha Ahlubeytka kusugan magaalada Nairobi Shariif Cabdulaahi.

Dhamaan culimadi kasoo qeybgashay siyaarada Sheekh Cabduqaadir Jiilaan iyo dadweynihi kale ayaa waxa halkaa uga mahad celiyay Sheekh Cisman Sheekh Muxumed iyo Sheekh Cumar Cabdulaahi Quuri iyo Cabdisalaan Axmed Xasan (Naaleeye) oo ku hadlayay magaca gabdhaha iyo wiilashada Qaadumiinta ka ahaa siyaarada Sheekha isla markaana mar walba tusaalaha unoqday abaabulida kulamada lagu weyneenayo Siyaaraadka Saalixiinta.

Culuma’udiin Caan ah ayaa kasoo qeybgashay qur’aan Aqriska Siyaada oo ee kamid yihiin Ahlubeytka sida

1. Shariif Cabdulaahi (imaamka Masjidka 12th Street
2. Shariif Cali Shariif Xadaad
3. Shariif Cabdiraxman Shariif Maxbuub
4. Shariif Qaasim Shariif Isaaq
5. Shariif Saxardiid Shariif Ibraahim

Masha’iqda kale ee kasoo qeybgashay siyaarada ayaa waxa kamid ahaa

1. Sheekh Cabdulaahi Sheekh Cabdi (Jucufe)
2. Sheekh Cabdirisaaq Sh: Sayid Warsame Sh: Jaamac
3. Sheekh Shanyaalow Sheekh Maxamed Nuur (Aluqmaani)
4. Sheekh Cabdulaahi Cali Aadan (Abgaalow)
5. Sheekh Cabdiladiif Sheekh Xasan Yuusuf
6. Sheekh C/raxman Sheekh Max’ed Diirshe

Xafiiska shabakada Warsheekh-Nairobi
E-mail: Warsheekh10@hotmail.com
Mobi: +254-(0)-722635661
Nairobi Kenya


http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(15).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(14).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(16).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(17).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(18).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(13).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(6).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(7).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(8).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(9).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(10).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(11).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(12).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(5).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(4).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(39).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(1).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(2).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(3).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(19).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(20).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(21).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(22).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(23).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(24).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(25).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(26).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(27).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(28).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(29).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(30).JPG



http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(31).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(32).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(33).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(34).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(35).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(36).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Siyaro_Jilani_Nbi%20(37).JPG

Dhamaad


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip