Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu qabtay maalinimadi Jimcada Siyaaradi Sheekha weyn ee Caalamu Islaamka aadka looga yaqaano sida weyna ugu soo halgamay diinta Islaamka, Asayid Sheekh Cabduqaadir Muuse ( Sheekh Cabduqaadir Jiilaani).
Qur’aan Aqriska siyaarada Sheekh Cabduqaadir Jiilaani ayaa waxa siweyn usoo camiray dhamaan culuma’udiinka Ahlusunah Waljamaac ee kusugan magaalada Nairobi ee dlaka Kenya oo ee wehliyaan Mudarasiinta, Mucalimiinta, ardayda dugsi Qur’aanka kariimka iyo dadweyne Fara badan oo isaga kala yimid xaafadaha kala gedisan ee magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya.
Siyaradi Sheekh Cabdiqadir Jiilaani ee magalada Nairobi (Sawiro).