Tacsi: Marxuum (CABDI AXMED HIRAABE (CABEEY)

0
Thursday March 14, 2013 - 17:34:17 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3159
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Marxuum (CABDI AXMED HIRAABE (CABEEY)

    Inaa lilaahi wa.inaa Ileyhi rajucuun DHAMAAN JAALIYADA GOTHENBERG SWEDEN Waxey Tacsi tiraanyo leh u dirayaan Allaha u naxariitee Marxuum(CABDI AXMED HIRAABE OO KU MAGAC DHEERAA (CABEEY) oo Dhawaan ku geeriyooday Magaalada Nairobi dalka Kenya,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa lilaahi wa.inaa Ileyhi rajucuun DHAMAAN JAALIYADA GOTHENBERG SWEDEN Waxey Tacsi tiraanyo leh u dirayaan Allaha u naxariitee Marxuum(CABDI AXMED HIRAABE OO KU MAGAC DHEERAA (CABEEY) oo Dhawaan ku geeriyooday Magaalada Nairobi dalka Kenya, Waxay Marxuumka Ilaah uga baryeynaa In Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Qoyskii iyo Ehlkii u ka tagayna Samir iyo Imaan Ka siiyo AMIIN Jaaliyada Sweden gaar ahaan Göteborg waxey dhamaan reer AXMED HIRAABE oo kala joogo Dalka iyo Dibada leyihiin samir iyo iimaan Allah idinka siiyo Waxaa tacsi diraya

1)Abdirahman M Nor (Cowsey)
2)Abdulqdir Husen Malim (Abba)
3)Da.ud Mahamed Muuse
4)Abdulahi Fu.aad
5)Yusuf Muuse
6)Ahmed Ismacil
7)Abshir Jurus
8)Cismaan Dhuunte
9)Abdi Mudey Hasan
10)Adan Mahamed (oor)
11)Abdulahi Ali Hilowle
12)Ahmed Toxoow
13)M/ deeq
14)Mahamed Mooge
15)Hasan M Balaak
16)Ibraahim Nur (Qalinle
17)Abdilahi Ahmed
18)Dr Abduladir Ispinato
19)Haaji ciise
20)Jamaal Hasan Ali
21)Hassan Farax
22)Hasan Muse Ali (Qoslaaye)
23)Adan Ahmed
24)Mahamud Ceyrow
25)Abdulahi Gabeyre
26)Abdulahi M Ahmed
27)Muuse Ali Cadoow
28)Ali Macoow
29)Ahmed Warsheekh
30)Yassin Muuse
31)Husein Farah
32)Ahmed Idiris
33)Dr Abdilahi Hiraale
34)Abdilahi Hasan Fanax
35)Ismaaciil Ow Ali
36)Ibraahim Diite
37Abdilahi Ali Haji
38)Abdirahman Kablow
39)Abdulahi Abdi
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip