Siyaaradi Sheekh Musdafal Qaadi oo lagu qabtay Nairobi (Sawiro)

0
Tuesday April 02, 2013 - 00:12:22 in Siyaaro by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaaradi Sheekh Musdafal Qaadi oo lagu qabtay Nairobi (Sawiro)

    Jameecada reer Sheekh Maxamed Nuur Macalin Luqdaam ayaa waxey magalaada Nairobi dalka Kenya kuqabteen Xuska Sheekha weyn ee Ahlusuna Waljamac Sheekh Mudafa Alqaaci.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jameecada reer Sheekh Maxamed Nuur Macalin Luqdaam ayaa waxey magalaada Nairobi dalka Kenya kuqabteen Xuska Sheekha weyn ee Ahlusuna Waljamac Sheekh Mudafa Alqaaci. Siyaarada Sheekha oo siweyn usoo camireen culuma’udiinka Ahlusunah waljamaac ee kusugan magaalada Caasimada ah ee Nairobi dalka Kenya ayaaa waxa halkaa lagu aqriyay Quraan Aqris iyo waliba dikriyo lagu weyneenayay sheekha xuskiisa lajoogo ee Sheekh Musdafal Qaadi.

Dadki kasoo qeybgalay Siyaarada Sheekha ayaa waxa wacdi iyo ducooyin usoo jeediyay Ahlubeytki soo xaadiray Siyaarada Sheekha weyn e Ahlusunah Sayidina Sheekh Musdafal Qaadi.

Gabagabadi Siyaarada yaaa waxa culimadi kasoo qeybgashay xuska Sheekha uga mahad celiyay sheekhul Wilayaha reer sheikh Maxamed Nuur Macalin Aluqmaani, Asayid Sheekh shanyaalow Sheekh Maxamed nuur Macalin Luqmaan.

Warsheekh -Nairobi

Siyaarada Sheekha oo siweyn usoo camireen culuma’udiinka Ahlusunah waljamaac ee kusugan magaalada Caasimada ah ee Nairobi dalka Kenya ayaaa waxa halkaa lagu aqriyay Quraan Aqris iyo waliba dikriyo lagu weyneenayay sheekha xuskiisa lajoogo ee Sheekh Musdafal Qaadi.

Dadki kasoo qeybgalay Siyaarada Sheekha ayaa waxa wacdi iyo ducooyin usoo jeediyay Ahlubeytki soo xaadiray Siyaarada Sheekha weyn e Ahlusunah Sayidina Sheekh Musdafal Qaadi.

Gabagabadi Siyaarada yaaa waxa culimadi kasoo qeybgashay xuska Sheekha uga mahad celiyay sheekhul Wilayaha reer sheikh Maxamed Nuur Macalin Aluqmaani, Asayid Sheekh shanyaalow Sheekh Maxamed nuur Macalin Luqmaan.

Warsheekh -Nairobi

http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Sheekh%20Musdafal%20Qaadi%20(1).JPGhttp://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Sheekh%20Musdafal%20Qaadi%20(2).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Sheekh%20Musdafal%20Qaadi%20(11).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Sheekh%20Musdafal%20Qaadi%20(3).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Sheekh%20Musdafal%20Qaadi%20(4).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Sheekh%20Musdafal%20Qaadi%20(5).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Sheekh%20Musdafal%20Qaadi%20(6).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Sheekh%20Musdafal%20Qaadi%20(7).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Sheekh%20Musdafal%20Qaadi%20(8).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Sheekh%20Musdafal%20Qaadi%20(9).JPG
http://warsheekh.com/spaw/uploads/images/Sheekh%20Musdafal%20Qaadi%20(10).JPG




Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip