Itoobiya oo yabooh udoonatay Faragalinteeda dalka Soomaaliya

0
Saturday April 20, 2013 - 03:06:48 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 621
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya oo yabooh udoonatay Faragalinteeda dalka Soomaaliya

    Ra'iisal wasaraha wadanka Ethiopia hayla maryam desalin ayaa magaalada barasalis ee xarunta wadanka Biljimka kula kulmay xubnaha baarlamaanka midawga yurub waxana uu kusoo hadal qaaday dhacdooyinki ugu danbeyay ee wadanka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisal wasaraha wadanka Ethiopia hayla maryam desalin ayaa magaalada barasalis ee xarunta wadanka Biljimka kula kulmay xubnaha baarlamaanka midawga yurub waxana uu kusoo hadal qaaday dhacdooyinki ugu danbeyay ee wadanka Soomaaliya.
Talafishinka qaranka Ethiopia ayaa sheegay in mr desalin uu u xaqijiyay xubnaha barlamanka midawga yurub in dowladiisa ka go,an tahay ka qeyb qaadashada hananka nabad kusoo dabaalida wadanka Soomaaliya.

Desalin ayaa sidoo kale waxa uu ku wargaliyay xubnaha baarlamaanka midowga yurub in besha calamka ay ka runshegaan sidii ay uga qeyb qaadan lahayen dadaalada dowladaha goblka kusugan ay wadaan oo lagu doonayo xaqijinta amanka iyo nabad galyada wadanka Soomaaliya.

Ethiopia waxa ay kamid tahay dowldaha gobolka kusugan ee faragalinta tooska ku leh siyaasada wadanka Somalia iyadoona ay ciidamo kaga sugan yihiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip