Siyaradi Sadexda Sheekh ee canka aha oo lagu qabtay Stockholm Sweden (Sawiro)

0
Monday May 27, 2013 - 20:59:58 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaradi Sadexda Sheekh ee canka aha oo lagu qabtay Stockholm Sweden (Sawiro)

    Siyaaradii Sh Cali Samatar, Sh.Cali Cilmi Yare iyo Sh: Maxamed Cusmaan oo lagu qabtay Magaalada Stockholm wadanka Sweden.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaaradii Sh Cali Samatar, Sh.Cali Cilmi Yare iyo Sh: Maxamed Cusmaan oo lagu qabtay Magaalada Stockholm wadanka Sweden. Waxaa Magaalada Stockholm ee wadanka Sweden Hamiinkii Sabtida ahayd ka dhacday siyaaradii Sadexda Sheekh oo kala ah Sh Cali Samatar, Sh.Cali Cilmi Yare iyo Sh: Maxamed Cusmaan Siyaarada oo ay soo qaban qaabiyeen culimaa,udiinka ahlusunna Waljamaaca ee magaalada Stockholm ayaaa waxaa ka soo qayb galay dadweyne badan.

Siyaaradaan oo Sanadkiiba mar kagu qabto Magaalada Stockhol ayaa waxay ka dhacday
Masjidul Khayr Xaafadda Tensta Xarunta Macalim Siciid Qaa idka dariiqada.

Sedaxda Sheekh waxay kaalinweyn kaqaateen fidinta diinta islaamka waxay dadka dhexdiisa ku lahaayeen qadarin weyn waxay nashriyeen dariiqada qaadiriyada waxay katageen Culumo diinta kadhaxashay waxay isku ahaayeen sheekh iyo arday Sh Cali Samatar wuxuu ahaa Shiikha Sh Cali Cilmi Yare Sh Cali Cilmi Yare wuxuu ahaa shiikha Sh Muxamed Cusman.

Siyaaraadaan oo ahayd mid ay ka muuqatay bilic ayaa waxaa ay ku soo gabagaboowday nuur iyo nafaxaad
By sunnaweb.com
stockholm Office
E-mail sunnaweb@hotmail.com
























Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip