Tacsi: Marxuumad Aamino Maxamed Afrax

0
Sunday June 30, 2013 - 07:23:25 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1296
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Marxuumad Aamino Maxamed Afrax

    inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaan halkaan tacsiiyo tiiraanyo leh uga direynaa dhamaan rere maxamed afrax oo walaashood marxuumad aamino maxamed afrax eey ku geeriyootey wadanka mareykanka virginia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaan halkaan tacsiiyo tiiraanyo leh uga direynaa dhamaan rere maxamed afrax oo walaashood marxuumad aamino maxamed afrax eey ku geeriyootey wadanka mareykanka virginia waxaane si qaas ah tacsiida loogu diraayaa wiilkeeda cabdulaahi sid cumar
waxaane diraayo tacsiida
Cumar Cabdule Afrax
Jawaahir Salaad Cabdulle & caruurteeda oo kala ah
Nimco Xasan Ciid &caruurteeda
Ubax Xasan Ciid & caruurteeda
Nasro Xasan Ciid & caruurteeda
Xamdi Xasan Ciid & caruurteeda
Maxamed Xasan Ciid
oo jooga wadanka Holand


Faaiso Cismaan & seygeeda Cabdisalaan Burdheere & caruurtooda
oo jooga wadanka Filand waxa eey tacsiiyo u diraayaan dhamaan intii eey ka tagtey marxuumad Aamino Maxamed Afrax waxa eeyna ilaahey uga baryaayaan inuu janadii fardowso ka waraabiyo aamin aamin
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip