(Tacsi), Nabadon Ceel jooge oo degmada Warsheekh ku geriyoday

0
Wednesday August 07, 2013 - 06:09:20 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2526
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Tacsi), Nabadon Ceel jooge oo degmada Warsheekh ku geriyoday

    Inaa Lilaahi Wa Inaa ileehi Raajicuun waxa gabaldhici shalay ku geeriyooday Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhxe, Allaah Unaxariistee Nabadoon Maxamud Cali Axmed oo loo yaqaano (Ceel Jooge).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lilaahi Wa Inaa ileehi Raajicuun waxa gabaldhici shalay ku geeriyooday Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhxe, Allaah Unaxariistee Nabadoon Maxamud Cali Axmed oo loo yaqaano (Ceel Jooge).
Allaah Unaxariiste Marxuum Ceel Jooge ayaa ugeeriyooday ugu dambeenti xanuuno indhawaalaba oo la jiifay hoyga uu ka degna yahay Degmada Warsheekh waxana looga tacsiiynaa geerida kutimid marxuumka dhamaan ehelka,
qaraabada iyo guud ahaan dadka reer Warsheekh waxana eeba looga baryaa inuu ka waraabiyo Janatu Fardowsa.

Allaah Unaxariistee Maxamud Cali Axmed (Ceel Jooge), ayaa waxa lagu xasuustaa inuu ahaa nin nabadgalyo badan , Xoog Maal ah dadka reer Warsheekha aad uqadariyaan iyadoo da’da marxuumkana lagu qayaasay 93-sano sida ee xaqiijiyeen dadka waayeelada ah ee xiligaan kusugan isagoona hoosta laga xariiqay inuu xiligaan ahaa ninka ugu da’da weyn dadka reer Warsheekh .

Dhamaan Jaaliyada dadka reer Warsheekh ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxey Dhambaal Tacsi ah soo gaarsiyeen Shabakada Warsheekh iyagoo tacsi la wadaagaya qoyska reer Ceel jooge meel kasta oo dunida ka joogaan.

- Sheekh Cisman Sheekh Muxumed
- Maxamud Sheekh Axmed Yare
- Sheekh Isxaaq Xaaji Muuse
- Aanis Cali Maxamud
- Muumin
- C/raxman Siid Maxamud
- C/raxman Xaaji Cabdulaahi
- Yuusuf Shiikheey Xaaji
- C/raxman Cabdulaahi Boote
- Cabdicasiis Macalin Daa'uud
- C/raxman Maxamed Cali
- Xasan Cabdi Xaaji
- Cumar Sheekh Axmed yare
- Axmed Baraawe
- Muuse Xaaji Buubaal
- Cali Sheekh Axmed Yare
- Axmed Baraawe
- iyo guud ahaan Dhamaan Jaaliyada reer Warsheekh ee kunool wadanka kenya gaar ahaan magaalada Nairobi waxeyna leeyihin Eebe haku abaal mariyo Marxuum Ceel Jooge Janatu Fardowsa ehelka iyo qaraabadi uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan.
Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip