
Aqoonyahanada Culamaaudiinka Wax-garadka iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Wadanka Malaysia oo ay Macayadoodu kala yihiin :
1- Prof: Xirsi Maxamad Hilowle (Labagarre).
2- Caaqil: Axmad Jaamac Axmad .
3- Sheekh C/qaadir Sheekh Maxamad Mataan (Colow) .
4- Maxamad-khadar Ismaaciil Jimcaale (Gudoomiyaha Ardayda Malaysia) .
5- Macalin Maxamuud Cabdi Cusmaan .
6- Xasan Nuurre Xalane .
7- Jaamac Axmad Jaamac .
8- Jaamac Maxamad Danane .
9- Axmad Maxamad Jaamac.
10- Maxamad Cadbi Axmad .
11- C/wali C/laahi Faarax .
12- Maxmad-saciid Macalin .
13- Axmad Xaaji Muriidi .
14- Mustaf Xaaji Saalax .
15- Sucaad Macalin Maxamuud .
16- Jamiilo Maxamad Nuux .
17- Nimco Cusmaan Cabdi .
Dhamaan waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Eheladii Qaraabadii Asaxaabii iyo Dhamaan Umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday (Sheekh Xuseen Khaliif Axamad) oo kamid ahaa Culamaau-diinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho oo 6-dii Feb.2009 oo ku beegnayd 10-kii Muxaram 1430 Hijriya ku geeriyooday Magaalada Muqdisho , waxayna leeyihiin ilaahey Samir iyo Iimaan buuxa dhamaanteen haynaga siiyo isagana Allaha u Naxariisto Janatul firdowsana Allaha ugu deeqo , Aamiin Aamiin Aamiin (inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun)
shcolow@hotmail.com
Mobile 0060-173817184
Kuala Lumbur -Malaysia
Tacsi tiiraanyale leh oo ku socota Eheladii, Qaraabadii uu ka geeriyooday Sheekh Xuseen Khaliif
(INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN)