Wararkii ugu dambeeyay mudaaharaadyo rabshado wata oo ka dhacay Deg. Taleex

0
Thursday August 29, 2013 - 12:27:37 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 800
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu dambeeyay mudaaharaadyo rabshado wata oo ka dhacay Deg. Taleex

    Boqolaal dadweynaha degan magaalada Taleex ayaa dhagxaan ku tuuray wafdi ka socda maamulka Puntland oo haatan ku sugan magaalada Taleex ee gobolka Sool, waxaana ciidamada maamulka Khaatumo ay ku rideen rasaas nool nool, kuwaasi oo uu ka soo gaaray da

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal dadweynaha degan magaalada Taleex ayaa dhagxaan ku tuuray wafdi ka socda maamulka Puntland oo haatan ku sugan magaalada Taleex ee gobolka Sool, waxaana ciidamada maamulka Khaatumo ay ku rideen rasaas nool nool, kuwaasi oo uu ka soo gaaray dadweynihii dhaawacyo qaarkood halis ahaa. Boqolaal dadweynaha degan magaalada Taleex ayaa dhagxaan ku tuuray wafdi ka socda maamulka Puntland oo haatan ku sugan magaalada Taleex ee gobolka Sool, waxaana ciidamada maamulka Khaatumo ay ku rideen rasaas nool nool, kuwaasi oo uu ka soo gaaray dadweynihii dhaawacyo qaarkood halis ahaa.

Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay ee saakay naga soo gaaraya xaaladda magaalada Taleex ayaa degan, kaddib markii ciidamada maamulka Khaatumo ay sameeyeen howlgallo socday xalay ilaa xalay.

Wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweyne K/X maamulka Puntland Jan. C/Samad CaliShire ayaa kulamo albaabada u xiran la leh Madaxweynaha maamulka Khaatumo Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), lamana oga waxyaabaha ay ka wadahadlayaan.

Booqashada wafdiga ka socda maamulka Puntland ayaa la sheegayaa inay ka careysiisay xubno ka tirsan maamulka Khaatumo
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip