Cudur Indhaha kudhaca oo Soomaaliya laga helay

0
Wednesday September 11, 2013 - 14:10:48 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1651
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cudur Indhaha kudhaca oo Soomaaliya laga helay

    Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho qaar ka mid ah dhaqaatiirta Somaliyeed ayaa waxay uga hadleen cudur ay sheegeen inuu dalka Somaliya soo galay kaasi uu ka dhaca indhaha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho qaar ka mid ah dhaqaatiirta Somaliyeed ayaa waxay uga hadleen cudur ay sheegeen inuu dalka Somaliya soo galay kaasi uu ka dhaca indhaha. Dhaqaatiirta maanta kulanka yeeshay ayaa kala ahaa

1-Dr C/samad Xasan Haye

2-Dr Cali Baashi Cumar Rooraaye

3-Dr Maxamuud Axmed Shiine

Waxaa dhaqaatiirtani ay sheegeen inay wadaan baaritaano la xiriira qaabka uu dalka kusoo galay cudurkaasi indhaha ku dhaca iyo tirada la og yahay ilaa hadda ee cudurkaasi uu ku dhacay.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip