
0
Beesha Direed oo kamid aheyd beelaha Soomaaliyeed oo ay ergadu ugu qeyb-galeysay shirka ayaa sheegtay in qoraalka rasmiga ah ee shirka dowladda ka diyaarisay aanan lagu darin hal qof oo beeshooda ka tirsan islamarkaana aysan helin wax soo dhaween ah
Sikastaba shirkaani ayaa horay waxaa u dhaliilay intii uusan billaaban beelo kale kuwaa oo ku sheegay in shirka uusan kazoo baxeenin wax natiija ah ayadoona beesha lagu magaacaabo Direed aysheegtay in halkaasi ay ka dhacday qayaano qaran beeshoodana la xaqiray
C.llahi dayax
Shabakada warsheekh
Xafiiska Muqdisho
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392231
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84143
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 68002
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55545
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54057
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50396
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44302
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43661
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38774
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38247
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1768
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2314
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2125
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1877
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1962
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1856
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1927
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2374
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2334
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2091
Qaar kamida ergadii shirka jubbooyinka ku jirtay oo isaga baxday
Shirka arrimaha Jubbooyinka ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa waxaa isaga baxay qaar ka mid ah ergadii ka qeybgaleysay shirkaasi ayagoona sheegay in shirka lagu xaqiray beeshooda isla markaasna wax jira aan laga soo qaadin.