(Qeylo Dhaan), Cuduro kadilaacay Fatahaadi Shabeele

0
Sunday December 08, 2013 - 10:00:36 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2519
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Qeylo Dhaan), Cuduro kadilaacay Fatahaadi Shabeele

    Guddoomiye Ku xigeenka Dhinaca siyaasada Gobolka Sh dhexe Yuusuf Cabdi Cabdulle Kabaali oo la hadlay Radio Muqdisho Ayaa waxa uu ka warbixiyay Xaaladaha caafimaad ee ka jira gobolkaasi, isgoona sheegay in degaanada Ragi, Ceel iyo Cadale oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Ku xigeenka Dhinaca siyaasada Gobolka Sh dhexe Yuusuf Cabdi Cabdulle Kabaali oo la hadlay Radio Muqdisho Ayaa waxa uu ka warbixiyay Xaaladaha caafimaad ee ka jira gobolkaasi, isgoona sheegay in degaanada Ragi, Ceel iyo Cadale oo ka Tirsan gobolka Sh.dhexe ay ka Dilaaceen Caduro cusub oo ka Dhashay Fatahaadii Webiga Shabeele ka geystay gabolkaasi oo la arkayo dad badan oo qabo Caduradaasi. Dhinaca kale Yuusuf Cabdi Cabdulle Kabaali Guddoomiye ku xigeenka Dhanka siyaasada ee gobolka Sh.dhexe oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu sheegay fatahaadii webiga shabeele u geystay gobolka Sh.dhexe uu socday modo 4 bil ah islamarkaana saameyn culus uu ku yeeshay ku dhawaad 10kun oo qoys oo ku handti beelay Fatahaadaasi.

Ugu danbeyntii Guddoomiye ku xigeenka gobolka Sh.dhexe ayaa ugu baaqay Hay’adaha iyo dowladda Soomaaliya in loo Gurmado dadkaasi qabo cadurada ka dhashay fatahaada uu wabiga shabeele uu ka geystay gobolkaasi.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip