Milkilihi Idaacada shabeele oo isagoo jeebeesan maxkamad lasoo taagay (Sawiro)

0
Monday December 09, 2013 - 21:07:37 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2098
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Milkilihi Idaacada shabeele oo isagoo jeebeesan maxkamad lasoo taagay (Sawiro)

    Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale yiri:-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale yiri:- "C/maalik Yuusuf Maxamuud Ina Falxado Cumar Xayle Maxkamadda waxa ay ku xakuntay hal sano oo xarig ah oo uu iibsan karo, maalintiina waa 20 kun oo shilling Soomaali, Faadumo C/qaadir Xasan Ina Leylo C/kariin Maxamed Maxkamadda Gobolka Banaadir waxa ay ku xakuntay lix bilood oo dibed joog ah oo aan lagu fulineynin ciqaab, Maxamed Bashiir Xaashi Ina Nuuro Sheekh Maxamuud 25 jir ah kuna eedeysnaa qodobada 451 iyo 219, Maxkamadduna waxa ay ku xakuntay lix bil oo xarig ah oo uu iiban karo maalintiina waa 20 kun oo shilin Soomaali ah”

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa sida caadiga ah todobaadyadii ugu dambeeyay ku howlanayd qaadista iyo ridista xukunno kala duwan oo loo haystay eedeysanayaal maxkamadda la horkeenay.

Fiiro Gaar Ah, Hadii aad Mobile Kadaawaneyso Sawirada

Riix Halkaan


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip