Dawo Sawirada Munaasabadi looga dhawaaqay Ra'isul Wasaare Cabdiwelli

0
Thursday December 12, 2013 - 19:27:43 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1785
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawo Sawirada Munaasabadi looga dhawaaqay Ra'isul Wasaare Cabdiwelli

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa maanta wuxuu ku mmagacaabay Xeer Madaxweyne LR.133 Raisul Wasaara cusub ee Soomaaliya mudane Abdiweli Sh. Ahmed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa maanta wuxuu ku mmagacaabay Xeer Madaxweyne LR.133 Raisul Wasaara cusub ee Soomaaliya mudane Abdiweli Sh. Ahmed.
Madaxweynaha ayaa wuxuu yiri” Waxaan magacaabay Cabdiweli Sh. Ahmed oo aan aaminsanahay in uu yahay shaqsiga ugu haboon shaqadaan oo dib u dhiska dalka iyo ka soo kabashada dhaqaalaha sii wadi kara. Waayo aragnimo waxuu u leeyahay dhaqaalaha iyo horumarka oo uu hay’ado caalami ah soo hoggaamiyey.

"Iyadoo ay jiraan caqabdo fara badan haddana waxaan aad ugu kalsoonahay inuu Cabdiweli muddo gaaban ku sameyn doono isbedel dhanka dowlad wanaaga ah. Waxaana ka codsanayaa Baarlamaanka inay kalsooni siiyaan iyadoo loo eegayo danaha shacabka iyo dalka Soomaaliyeed.

"Waxaan markale u mahadcelinayaa Ra’iisul Wasaarihii hore Mudane Cabdi Farah Shirdon oo shaqo wanaagsan soo qabtay, una rajeynayaa guul. Maanta waa inaan labo jibaarnaa dib u dhiska hay’adaha dowliga ah oo aan isbedello la taaban karo si dhaqso leh u sameynaa oo aan dhaqangelinta federaalka iyo sidii doorashooyin lagu gaari lahaa 2016 aan ka wada shaqeynaa.”

Sida uu qabo dastuurka Ra’iisul Wasaaraha la magacaabay waa inuu helaa kalsoonida baarlamaanka.

Fiiro Gaar Ah, Hadii aad Mobile Kadaawaneyso Sawirada
             Riix Halkaan


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip