Culimadii iyo Ardaydii kale ee ka soo qayb gashay Ixtifaalkaas waxeey aad iyo aad ula dheceen sida ay Ardayda Soomaaliyeed u ammaanayeen Nabigooda iyo weliba jeceylka ay u qabaan taas oo ay Culimadu yiraahdeen waa mid ku dayasho mudan .
Sidoo kale waxaa iyana Halkaas Muxaadarooyin Diini ah ka soo Jeediyey Culimo badan oo ay ka mid ahaayen Macalimiintii Qaybaha kala duwan ee Jaamacadaha Dalka iyo weliba Qaar ka mid ah Ardaydii Soomaaliyeed ee iyagu soo qaban qaabiyey Xafladdaas .
Xafladiina waxey ku dhammaatay Jawi Wanaagsan.
Xalbisri2@hotmail.com
Xuska Dhalashada Nabigena Muxamed NNK ha ahaate oo ku lagu qabtay Wadanka Yeman(Sawiro)
Ardaydii ka qalan jabisay Madaarista Ahlusunna waljamaaca ee Waddanka soomaaliya sida Machadka Al_mamuun ee Waxbarashada Jaamacadeed ka helay Waddanka yemen ayaa waxey halkaas ka sameeyeen Ixtifaal si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu Dabbaalde