Left-side

Agaasimaha dallada iskaashatoyinka Kalluumeysiga HIBO oo ka bad baaday qarax miino oo loogu xiray gaarigiisi.

0 Visits: 3888 | Monday July 23, 2018 - 09:15:38
Qaraxaan oo lala eegtay. gaariga agaasimaha dallada iskaashatooyinka Kalluumeysiga HIBO ayaa sababay burburka gaariga iyo dhaawac kasoo gaaray dad shacab ah oo marayay wadada halka agaasimaha uu daqiiqad un kahor uu ka degay gaariga isagoo gudaha ugalay xafiiskiisa dalada hibo ee kuleedahay Degmada…

Read More »

Maxaa kasoo baxay kulanki golaha Wasiirada ee maanta?

0 Visits: 1433 | Thursday August 06, 2015 - 22:04:10
Golaha Wasiiradda ayaa ugu horeyntii waxay warbixinta amniga ka dhageysteen Wasiirka Amniga, waxana sidoo kale golaha warbixin siiyey Taliyaha Ciidamadda Booliska Soomaaliyeed oo ka hadlay waxqabadka Ciidanka Booliska, caqabadaha horyaalla, hiigsigooda iyo howlaha muhiimka ah ee mudnaanta u leh. Golaha…

Read More »

Faah faahinta weerarki qasaaraha badan dhaliyay ee Hotel Jazeera (Sawiro)

0 Visits: 1481 | Sunday July 26, 2015 - 18:56:50
Wararki ugu dambeeyay ee laga helayo qaraxi xoogana ee maanta lala beegsaday Hotelka Aljazeera ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya iney ku naf waayeen in ka badan 10 ruux iyo tiro intaa kabadan oo dhaawac ah.

Read More »

Qeybo badan oo magaalada Muqdisho ah oo maanta siweyn looga ciiday (Sawiro)

0 Visits: 1816 | Saturday July 18, 2015 - 15:21:12
Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Muqdisho oo ee horkacayaan culuma'udiinka Ahlusunah Waljamaac ayaa maanta siweyn isugu soo baxay dukashada salaada Ciida.

Read More »

Qeybo badan oo magaalada Muqdisho & G/Dalka oo maanta siweyn looga ciiday (Sawiro)

0 Visits: 1629 | Saturday July 18, 2015 - 15:21:12
Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Muqdisho oo ee horkacayaan culuma'udiinka Ahlusunah Waljamaac ayaa maanta siweyn isugu soo baxay dukashada salaada Ciida.

Read More »

Ogeysiis: Shaxda Barnaamijyada Cusub ee Ka Bixi Doona Shabakada Warsheekh Isbuuc Walbo

0 Visits: 4049 | Tuesday December 08, 2009 - 16:59:05
Shabakada Wararka ee Warsheekh waxa ay sii deysaa barnaamijyo kala duwan, waxaana ka mid ah wararka caalamka oo aan maalin walba Nagala socotaan oo ay weheliyaan barnaamijyo isugu jira ammuuraha markaa taagan , Qubanaha Isboortiga, Wareysiyo, Fikradaha Dadweynaha, Dhacdooyinka Dunida, Sheekooyin Jaceyl,…

Read More »

Sidee shalay looga ciiday magaalada Addis-Ababa ee dalka Ethiopia (Daawo sawiro)

0 Visits: 2481 | Saturday November 28, 2009 - 23:30:05
Dadyowga muslimiinta ah ee ku dhaqan magaalada caasimada ah ee Addis-Ababa ee dalka Ethiopia ayaa aroornimadii hore ee Shalay usoo dareeray dukashada munaasabad salaada Ciidul Adxaha.

Read More »

Bishaaro Showga Cusub, Fanaanka Maxamed Xasan Lafoole oo lagu qaban Doono Nairobi

0 Visits: 2938 | Saturday October 24, 2009 - 11:27:32
BISHAARO BISHAARO BISHAARO Fanaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ayaa show wayn ku qabanayo magalada Nairobi ee wadanka Kenya oo in muddo ah laga sugayay.

Read More »

Sidee maanta looga ciiday magaalada Addis-Ababa ee dalka Ethiopia (Daawo Sawiro )

0 Visits: 1906 | Sunday September 20, 2009 - 21:17:42
Magaalada Addis-Aba ayaa maanta si weyn looga ciiday iyadoo aan loo kala harin dhammaan dadyowga Muslimiinta ah ee ku nool Magaalada Addis-Ababa ee dalka Ethiopia.

Read More »

Dabaal Degga Maalinta Ciida & Magaalada Hargeysa (Sawiro)

0 Visits: 3124 | Sunday September 20, 2009 - 20:31:12
Kumanaan Dadweynaha Reer Somaaliland ayaa saakay udareeray dukashada Salaada Ciida iyadoo laga dheehanayay wajiyadooda farxada Ciida Soonfureed kadib marki ay soo dhameesteen Rukni kamid ah 5ta tiir ee Islaamka.

Read More »

Sidee loogu xusay magaalada Addis-Ababa habeenkii la dheelmiyey Nabigeena Muxamed CSW(Sawiro)

0 Visits: 2402 | Wednesday July 22, 2009 - 20:40:43
Munaasabad si balaaran loo soo qaban qaabiyay oo lagu maamuusayay habeenkii la dheelmiyey Nabigeena Muxamed SCW ayaa lagu qabtay magaalada Addis-Aabab ee dalka Ethiopia gaar ahaan xaafada 24 Magananya.

Read More »

Jaaliyada Somalida Swetzerland Oo Dhawaan Bilaabi Doonto Tartan Cayaro kubada Cagta ah oo Aad Uxiiso Badan (Sawiro)

0 Visits: 2581 | Friday July 17, 2009 - 21:31:21
Sidoo kale Tartankaan ayaa waxaa furitaankiisa ka soo qayb gili doono Gudoomiyha GOS Aadan Xaaji Yabarow Wiish iyo xubno kale oo la soo koobi karin oo ku wehlin doono furtaankaan

Read More »

Sidee Looga Xusay Talyaaniga munaasabada 1luulyo,Maalinta Xurnimada Somaliya (sawiro)

0 Visits: 2600 | Sunday July 05, 2009 - 19:59:46
Inta badan gobalada ay ubadanyihiin somalidu ee wadankaan talyaaniga ayaa waxaa siweyn looga xusay munaasabada 1luulyo aah maalin kuweyn shacbiga somaliyeed iyadoo ay dhigeen Jaaliyadaha somaliyeed munaasabada kala gaar gaar ah oo lagu xusayo maalintii uu xuroobay wadanka somaliya islamarkaasna ay israaceen…

Read More »

Dhacdo Layaab leh oo ka dhacday wadanka Mareekan 29 jir oo dhalay 21 caruur (Daawo (Sawirada)

0 Visits: 2833 | Sunday June 07, 2009 - 14:21:20
Nin reer Maraykan ah oo kasoo jeedo gobolka Tennessee, da'diisuna tahay 29 jir ayaa aabo u noqday 21 caruur ah.

Read More »

R/w dr. cumar a/rashiid oo booqasho sharaf ugu tegay r/w-hii hore prof. xil ali mohamed ghedi‏

0 Visits: 2359 | Sunday June 07, 2009 - 14:16:38
Wararka laga helaayo magaalada Nairobi ee wadanka Kenya, waxay sheegayeen inuu Ra"iisul Wasaaraha dowlada midnimada qaran Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma.arke in uu taariikhdu markey aheyd June 4th, 2009 uu booqasho sharaf ugu tegay Ra'iisul Wasaarihii hore ee dowladdii TFG-da Professor Xildhibaan…

Read More »

Dagaalada Muqdisho iyo Qasaaraha Soo Gaaray Shacabka (Dawo sawiro Naxtin Leh)

0 Visits: 3104 | Thursday June 04, 2009 - 22:18:21
Dagaalada iyo duqeymaha joogtada noqday ee u dhaxeeya kooxahan siyaasad ahaan iska soo horjeeda ayaa waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac fara badan oo dadka rayidka soo gaaray, haba ugu badnaatee madaafiic ay labada dhinac is weydaarsadeen, kaasoo ay ku dhinteen dad rayid ah oo qaarkood bulshada magac…

Read More »

Xaflad lagu furayay Faraca Xafiiska Hay’adda Horumarinta Barnaamijyada Bulshada CANSOMA oo Muqdisho lagu qabtay(Sawiro)

0 Visits: 2205 | Saturday May 16, 2009 - 08:35:21
Munaasabad lagu furayay Faraca Xafiiska Hay'adda Horumarinta Barnaamijyada Bulshada CANSOMA ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka Global, waxaana munaasabadda furitaanka Xafiiska Faraca Hay'addaasi CANSOMA ka soo qeyb galay bulshada Soomaaliyeed qeybaheeda kala duwan, sida: aqoonyahanada,…

Read More »

Xuska Dhalashada Nabigena Muxamed NNK ha ahaate oo ku lagu qabtay Wadanka Yeman(Sawiro)

0 Visits: 1557 | Tuesday March 03, 2009 - 20:10:29
Ardaydii ka qalan jabisay Madaarista Ahlusunna waljamaaca ee Waddanka soomaaliya sida Machadka Al_mamuun ee Waxbarashada Jaamacadeed ka helay Waddanka yemen ayaa waxey halkaas ka sameeyeen Ixtifaal si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu Dabbaaldegayey Dhalashada Nabigeenna Muxamed NNK ha ahaatee…

Read More »

Siyaaradi Sheekh C/raxman Suufi (Qudbul Banaadir) Oo Muqdisho Lagu Qabtay (Dawo Sawiro)

0 Visits: 2515 | Friday February 27, 2009 - 21:41:05
Siyaarada Sheekh C/raxman Suufi oo Sanadiba Mar la qabto ayaa siyaaradaani waxa ay ka dhigneed midi ugu balaarneed marka la bar bar dhigo siyaarooyin hore iyadoo Masha'iq iyo Dadweyne Fara badan ay kasoo qeyb galeen kuwaasi oo ka kala yimid Gobolada Dalka iyo Qaar ka mid ah Wadamada Carabta.

Read More »

Siyaaradi Shariif Calawi Oo Degmada Shangaani Lagu Soo Gabgabeeyay (Sawiro).

0 Visits: 2349 | Saturday February 07, 2009 - 22:32:42
Dhamaan Dariiqooyinka Ahlusuna Waljamaac ayaa Maalinimadi Shalay Waxa ay soo gunaanadeen Siyaaradi Shariifkeeni Shariif Calawi .

Read More »

Culimada Ahlusunnah Oo Uk Ku Yeelatay Kulan Balaaran (Daawo Sawirada Kulanka)

0 Visits: 1861 | Thursday January 29, 2009 - 11:31:00
Shir Lagu Canbaareynaayey Dhaqan xumada alshabaab laguna Taageerayey ka bixitaanka Ciidamada Ethiopia ka baxday somaliya ayaa xalay lagu soo gebagebeeyey Magaalada London ee Waddanka Ingiriiska Axad

Read More »

SHIRKA AHLU-SUNNA WAL-JAMAACAH EE MAGAALADA KAMPALA WADANKA UGANDA ( DAAWO SAWIRO )

0 Visits: 1414 | Tuesday January 20, 2009 - 20:34:27
Shir weyn oo aad u ballaran soona qaban qaabiyeen culumada,aqoonyahannada,waxgaradka,dhalinyarada iyo waliba haweenka Ahlu-sunnawal-jamaacah ee ku dhaqan magaalada kampala ee dalka Uganda.

Read More »