R/w dr. cumar a/rashiid oo booqasho sharaf ugu tegay r/w-hii hore prof. xil ali mohamed ghedi‏

0
Sunday June 07, 2009 - 14:16:38 in Left-side by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2425
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    R/w dr. cumar a/rashiid oo booqasho sharaf ugu tegay r/w-hii hore prof. xil ali mohamed ghedi‏

    Wararka laga helaayo magaalada Nairobi ee wadanka Kenya, waxay sheegayeen inuu Ra"iisul Wasaaraha dowlada midnimada qaran Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma.arke in uu taariikhdu markey aheyd June 4th, 2009 uu booqasho sharaf ugu tegay Ra'i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka laga helaayo magaalada Nairobi ee wadanka Kenya, waxay sheegayeen inuu Ra"iisul Wasaaraha dowlada midnimada qaran Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma.arke in uu taariikhdu markey aheyd June 4th, 2009 uu booqasho sharaf ugu tegay Ra'iisul Wasaarihii hore ee dowladdii TFG-da Professor Xildhibaan Ali Mohamed Ghedi oo ku sugnay hoygiisa magaalada Nairobi Kenya.


 

Wararku waxay sheegayaan inay labada  mas'uul ka hadleen arrimo  dhowr ah oo ka taagan adduun-weynaha, gaar ahaan xaalada Soomaliya iyo dagaalada ka soo cusboonaaday guud ahaan Soomaliya, gaar ahaan caasimada Somaliya ee Muqdishu.

 


 
Dhinaca kale,  Ra'iisul Wasaaraha Dowlada midnimada qaran Dr. Cumar Ali Sharma'arke ayaa ugu baaqay dhammaan Jaaliyadaha Soomaliyeed meel kasta oo ay kala joogaan inay doorkooda ka qaataan sidii wadanka loo dejin lahay, ka dibna  dib loogu dhisilay.
 
Kulankaas labada mas'uul waxaa goob-joog ka ahay Xildhibaan Mohamoud Ghedi Aw Hilowle, danjireha Soomaliya u fadhiya wadanka Kenya Hon. Danjire Mohamed Ali ( America) iyo aqoonyahano Soomaliyeed oo u badnay Ph. D. holders.


 
 
Mohamed Hassan Nurrow
Abdulle_02@hotmail.com
Rochester, MN.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip