Qeybo badan oo magaalada Muqdisho & G/Dalka oo maanta siweyn looga ciiday (Sawiro)

0
Saturday July 18, 2015 - 15:21:12 in Left-side by Web Admin
  • Visits: 1683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qeybo badan oo magaalada Muqdisho & G/Dalka oo maanta siweyn looga ciiday (Sawiro)

    Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Muqdisho oo ee horkacayaan culuma'udiinka Ahlusunah Waljamaac ayaa maanta siweyn isugu soo baxay dukashada salaada Ciida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Muqdisho oo ee horkacayaan culuma'udiinka Ahlusunah Waljamaac ayaa maanta siweyn isugu soo baxay dukashada salaada Ciida.
Meelaha sida weyn maanta looga dabaal degay ayaa kamid ah magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka, sida Shabeelada dhexe, Shabeelada hoose, Hiiraan, Galgaduud, Mudug, B/Bakool iyo Waqooyi galbeed.

Dukashada Salaada Ciida kadib ayeey culuma'udiinka ahlusunah waljamaac waxey dhambaal kusaabsan munaasabada ciida udireen shacabka Soomaaliyeed iyagoo alle uga baryay inuu danbi dhaaf kusiiyo maalintaan weyn ee qiimiga iyo qaayaha kuleh bulshada muslimiinta oo dhan .

Waa bahda Shabakada Warsheekh xafiiska muqdisho oo idin leh sama kuciida .

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip