Bishaaro Showga Cusub, Fanaanka Maxamed Xasan Lafoole oo lagu qaban Doono Nairobi

0
Saturday October 24, 2009 - 11:27:32 in Left-side by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bishaaro Showga Cusub, Fanaanka Maxamed Xasan Lafoole oo lagu qaban Doono Nairobi

    BISHAARO BISHAARO BISHAARO Fanaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ayaa show wayn ku qabanayo magalada Nairobi ee wadanka Kenya oo in muddo ah laga sugayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BISHAARO BISHAARO BISHAARO Fanaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ayaa show wayn ku qabanayo magalada Nairobi ee wadanka Kenya oo in muddo ah laga sugayay.


Bahda Hadal iyo Hees oo looga bartay Bandhig faneedyada can baxay ayaa dhigaya midkamida bandhig faneedyadoodii caanbaxay ee gilgilay magaalada Nairobi waxaana markaan marti ku ah Fanaanka weyn ee MAXAMED XASAN XUSEEN (LAFOOLE) oo kamida fanaaninta ugu caansan wadanka Somalia. 
 
Dadweynaha Somalida eek u dhaqan magalada Nairobi ayaa hoodo iyo nasiib u helay inay ka qeyb qaataan 7-November-2009 show-ga 4-aad ee Hadal iyo Hees uu marti ku yahay Fanaanka Da’da Yar, mudooyinkii danbane laga daba dhacay Al-Fanaan Maxamed Xasan Lafoole.
 
Hadaba su'aashu waa goorma iyo xagee   lagu qabniyaa showga
 
Bahda Hadal iyo Hees oo suura galisay qabsoomida show-gan ayaa shaacisay sida u dhacayo.
 
Fanaanka; - Maxamed Xasan Xuseen Lafoole 
 
Show-ga: - Hadal iyo Hees, Nairobi
 
Date: - 7-November -2009
 
Avenue: - City Hall in Town
 
Time: - 07:00pm-03:00am
 
Rate: - 1000Ksh
 
Show-gaas oo ayaa sida muuqata noqonayo midkii ugu xiisaha badnaa ee qabtaan Bahda Hadal iyo Hees maadama uu marti ku yahay fanaaniinta Soomaaliyeed midka loogu jecelyahay Maxamed Xasan Lafoole oo taageraadiisa la tira goobi Karin.
 
F.G:- Wixii intaa faahfaahin ah kala xiriir
 
Tel: - 0710233216, Maxamed C/Nuur Sacudi
 
Tel: - 0729827800, Cabdullahi  Cabdi Cabdulle
 
Tel: - 0716104526, C.Satar Dahir Sabriye
 
Email: - hadaliyohees@hotmail.com
 
Maxamed C/Nuur Sacudi
m-abdinor@hotmail.com
+254-710233216

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip