SHIRKA AHLU-SUNNA WAL-JAMAACAH EE MAGAALADA KAMPALA WADANKA UGANDA ( DAAWO SAWIRO )

0
Tuesday January 20, 2009 - 20:34:27 in Left-side by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1481
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SHIRKA AHLU-SUNNA WAL-JAMAACAH EE MAGAALADA KAMPALA WADANKA UGANDA ( DAAWO SAWIRO )

    Shir weyn oo aad u ballaran soona qaban qaabiyeen culumada,aqoonyahannada,waxgaradka,dhalinyarada iyo waliba haweenka Ahlu-sunnawal-jamaacah ee ku dhaqan magaalada kampala ee dalka Uganda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir weyn oo aad u ballaran soona qaban qaabiyeen culumada,aqoonyahannada,waxgaradka,dhalinyarada iyo waliba haweenka Ahlu-sunnawal-jamaacah ee ku dhaqan magaalada kampala ee dalka Uganda.





                                   Nabadoon Cabdi Faarax Gurase

Kulankan Oo lagu furay qur'aanka kariim ah iyo saliga Nabiga SCW,ayaa waxaa hadalkii qaatay culumaudiin caan ah . ku waas oo si weyn ufalanqeeyay masaail diini ah oo dadweynaha soomaaliyeed si weyndhagahooda uga guuxayay oo ay kamid ahaayeen ( Takfiirinta dadkamuslimiinta ah , Taariikhda dheer ee ahlu-sunna wal-jamaacah iyowaliba xaalada cakiran ee uu maanta dalku marayo.


                Macalim Maxamed Sandhere & Sheekh Cabdi Xakiim

Sh.Cabdi fitaax maxamuud guuleed oo kamid ahaa culumadii halkaasi kahadashay ayaa waxa uu ku dheeraaday .culayska ay leedahaygaalaysiinta dadka muslimiinta ah .sidoo kale shiikh Ismaciil Sh.calirooraaye ayaa faafaahiyay doowrka shariifka ah iyo taariikhda dheer eeahlu-sunnah wal-jamaacah ee ku leeyihiin aduunka.


Haweenkii ka soo qeyb galay Shirkii Ahlu-Sunah Wal-jamaca ee Kampala

Waxaa kaloo hadallo qiiro leh ka soo jeediyay nabadoon Cabdi faaraxGuraase iyo Clo.Cabdulaahi Canbarre ayagoo dadweynihii shirka ugasheekeeyey taariikhdii ay soogaareen ee culumadii dalka soomaaliyaiyagoo waliba sheegay inay culumada soomaliya ka hor istaageenhadafkii gaaladii wadanka qabsatay oo aysan dhicin hal qof oo soomaliah oo gaalada raacay.

 
                                            Col. Cabdi Canbarre

Gaba gabadii shirka ayaa waxa ay culumadu ka soo saareen baaq kaasoo uqornaa sida tan.


           Dadweynihi ka soo qeyb galay Shirka oo duceesanaya

1: Culumadu waxa ay Umadda soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ugubaaqeen in ay heshiiyaan , gacmahana is qabsadaan meelna uga soo wadajeestaan kooxaha burburinaya diinka ,dalka iyo dadkaba.


      Dadweynihi ka soo qeyb galay Shirka oo Allaahu Akbar dhahaya

2: Waxaan ugu baaqeynaa umadda soomaliyeed in ay sameestaan maamul loodhanyahay oo ku salaysan shareecada islaamka , ayadoo looga danbaynaxeel dheerayaasha diinta.


                                 Macalim Ismaaciil Cabdulle

3: Waxaan uga dignaynaa kooxaha caadaystay gaalaysiinta dadkamuslimiinta ah iyo daadinta dhiigooda in ay ka waantoobaan , umaddasoomaaliyeedna waa in ay ka digtoonaadaan.


                 Sheekh Axmed Salaad & Sheekh Cabdi Fataax

Si kastooy ahaataba , Shirka oo ahaa mid si heersare ah loo sooagaasimay , Oo dhamaan qeybaha bulshada somaliyeed ee ku dhaqan dalkanUganda ay ka soo wada qeybgaleen , ayaa waxa uu ku soo xirmay jawiheer sare ah, waxaana la iclaamiyay in shirkaasi uusan ahayn kii ugudanbeeyey balse ay soo socdaan shirar kale oo waaweyn.


                                         Sheekh Cabduqaadir Sunni

W/Q: Axmed Mahdi Mohamed (Khadar)
Email:
axmedmbc@hotmail.com
axmedmbc@yahoo.com
Kampala-Uganda

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip