Waxa Duhurnimadii Maanta marka ay Saacadu aheyd abaarihii 2.da waxaa dagmadda Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe soo gaaray ciidan katirsan militariga Dowlada Soomaaliya, kuwaasi oo saldhig kasameestay Afaafka hore ee laga soo galo degmada Warshe
Waxa Duhurnimadii Maanta marka ay Saacadu aheyd abaarihii 2.da waxaa dagmadda Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe soo gaaray ciidan katirsan militariga Dowlada Soomaaliya, kuwaasi oo saldhig kasameestay Afaafka hore ee laga soo galo degmada Warsheekh gaar ahaan kontoroolkii hore ee Maxamed Dheere. Waxa iminka gudaha xarunta Warsheekh lagu dhax arkayo ciidamo kulabisan dareeska ciidanka dowlada Soomaaliya kuwaasi oo ka cunteenayo maqaayadaha Suuqa Warsheekh, iyagoo dadkana ugu baaqayo iney muujiyaan deganaan.
Dadka deegaanka Warsheekh oo si degan ula socda isbadalka militari ee kasocda iminka degmadooda ayaa dhanka kale waxanu si dhab ah loo ogeyn in ciidamadaani ee noqon doonaan kuwa fariisin rasmi ah kasameesta degmada iyo kuwa dib uga laabta bacdama ee dhowr mar oo hore yimideen degmada hasa yeeshe dib uga laabteen.
Wixi kusoo kordha kala soco wararkeena danbe
Ciidamada Dowlada oo galay gudaha degmada Warsheekh Fariisina kasameestay