Madax dhiig ugu deeqday Dhawaci Qaraxi Hotel Jazira iyo Saraakiishi kudhimatay qaraxa (Sawiro)

0
Thursday January 02, 2014 - 19:07:55 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2453
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madax dhiig ugu deeqday Dhawaci Qaraxi Hotel Jazira iyo Saraakiishi kudhimatay qaraxa (Sawiro)

    Sii hayaha Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed iyo Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed General C/kariin Daahir Saacid ayaa gaaray cisbitaal Madiina is ay dhiigooda ugu shubaan, indhahana u soo saaraan dad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sii hayaha Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed iyo Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed General C/kariin Daahir Saacid ayaa gaaray cisbitaal Madiina is ay dhiigooda ugu shubaan, indhahana u soo saaraan dadkii ku dhaawacmay weeraradii isqarxinta ahaa ee lagu qaaday hoteel Jaziira. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, Mudane C/kariin Xuseen Guuleed oo halkaas kahadlay ayaa sheegay in uu fashilmay isku deygii kooxda Nabad Diidka ah ee Al-Shabaab, waxa uuna timaamay in ujeedadoodu aheyd sidii ay gudaha Hotelka Jasiira u gali lahaayeen, si ay qasaaro badan ugu geystaan muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Sidoo kale wasiirka ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay gacan siiyaan hey’adaha ammaanka dowladda Soomaaliya si ay ciidamada ugu fududaato gudahsada waajibaadkooda iyo ka hortagga weerarada argagixiso.


Fiiro Gaar Ah, Hadii aad Mobile Kadaawaneyso Sawirada
Riix Halkaan


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip