(Video) Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo Digniin udiray maamulki kahoreeyay

0
Friday January 10, 2014 - 19:38:01 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1478
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Video) Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo Digniin udiray maamulki kahoreeyay

    adaxweynaha Cusub ee maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo shir jaraa'id ku qabtay maanta magaalada Garowe ayaa waxa uu uga hadlay arimo kala duwan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

adaxweynaha Cusub ee maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo shir jaraa'id ku qabtay maanta magaalada Garowe ayaa waxa uu uga hadlay arimo kala duwan. Ugu horeyn ayuu madaxweyne Gaas umahad celiyey Madaxda Somalida iyo kuwa Caalamka ee Xilka loo doortay ugu soo hambalyey isagoo sidoo kale soo saaray Digniin kusocota mas’uuliyiinta dawladii isaga xilkaan uga horeysay.

Waxa uu faray dhamaan hay’adaha shaqada Puntland hayey inay sidii ay usii wadaan sida wasiirada,Agaasimeyaasha,madaxda degmooyinka iyo gobollada laakiin looga digayo inay hantida la wareegaan (jeebka ay gishtaan).
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip