Dadka reer Raage Ceele oo dagaal kala hortagay Alshabaab (Dhageyso)

0
Sunday January 12, 2014 - 10:18:56 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1765
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadka reer Raage Ceele oo dagaal kala hortagay Alshabaab (Dhageyso)

    Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Raage Ceele ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxay sheegayaan in xalay halkaasi uu ka dhacay dagaal udhaxeeyey Al Shabaab iyo dadka deegaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Raage Ceele ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxay sheegayaan in xalay halkaasi uu ka dhacay dagaal udhaxeeyey Al Shabaab iyo dadka deegaanka. Dagaalka ayaa waxa uu ka dambeeyey markii Al Shabaab ay dadka ku dhaqan deegaankaasi ay weydiisteen lacagaha Zakawaat-ka iyo xoolo sidaana ay shacabka uga biyo diideen Al Shabaab iyo Dadka deegaanka uu dagaalka ku dhexmaray.

Ilaa iyo hadda lama sheegin khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi xalay ka dhacay deegaanka Raage Ceele waxaana lasoo warinayaan in weli la dareemayo hub uruursi ay sameynayaan dadka deegaanka dagaal kalena laga cabsi qabo.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip