Ronaldo oo Farxad la ooyay kadib marki oo ku guuleestay Ballon d'Or 2013

0
Monday January 13, 2014 - 22:09:37 in Sports by Web Admin
  • Visits: 3790
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ronaldo oo Farxad la ooyay kadib marki oo ku guuleestay Ballon d'Or 2013

    Cristiano Ronaldo oo ku guuleystay Ballon d'Or 2013, hasa yeeshe marka afki uu natiijadi kudhawaaqay qabiirka reer Brazil ee Bele ayaa waxa farxad la ooyay ciyaaryahan Ronaldo oo ciil iyo farxad isku daray .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cristiano Ronaldo oo ku guuleystay Ballon d'Or 2013, hasa yeeshe marka afki uu natiijadi kudhawaaqay qabiirka reer Brazil ee Bele ayaa waxa farxad la ooyay ciyaaryahan Ronaldo oo ciil iyo farxad isku daray . Ronaldo ayaa erayo kooban oo ujeediyay dadki kasoo qeybgalay xaflada waxa uu yiri:, " aad baan ugu faraxsanahay runtii dadaalkaana waa mid dad badan garab igu siiyeen gaar ahaan familkeega".

Ronaldo ayaa ooyin darteed hadalkiisa sii wadi waayay hasa yeeshe Ronaldo iyo taageerayaashiisa ayaa caawa farxad uga baxay howlka halka Messi iyo Ribery ee meesha kala tageen guul la'aan
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip