Halkaan Hoose ka Akhri magacyada Wasiiru Dowlayaasha iyo Wasiiro Kuxigeenada uu caawa kudhawaaqay Ra'isul Wasaare Dr Cabdiwili Sheekh Axmed
Wasiirudowlayaasha
- Mudane Maxamuud Macalin Yaxye Wasiirudowlaha Arrimaha
Gudaha iyo Federaalka
- Mudane C/laahi Maxamed Nuur Wasiirudowlaha Maalliyadda
- Mudane Burci Maxamed Xamza Wasiirudowlaha Arrimaha
Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
- Mudane Maxamed Cali Xagaa Wasiirudowlaha Gaashaandhigga
- Mudane Daa’uud C/kariin Cumar Wasiirudowlaha Amniga
Qaranka
Wasiir Ku Xigeennada
- C/raxmaan Maxamed Saalax Bankax Wasiir ku xigeenka
Arrimaha Gudaha iyo Federaalka
- Fahmo Axmed Nuur Wasiir ku xigeenka Maalliyadda
- Cabdalla Xuseen Cali Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga
- Mahad Maxamed Salaad Wasiir ku xigeenka Arrimaha
Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
- Ibraahin Isxaaq Yaroow Wasiir ku xigeenka Amniga
Qaranka
- Xaamud Cali Xasan Wasiir ku xigeenka Waxbarashada
- Jamaal Xasan Ismaaciil Wasiir ku xigeenka Dekedaha iyo
Gaadiidka Badda
- C/laahi Sheekh Cali Qaloocoow Wasiir ku xigeenka
Qorsheynta
- C/laahi Bile Nuur Wasiir ku xigeenka Garsoorka iyo
Arrimaha Dastuurka
- Yuusuf Xeyle Jimcaale Wasiir ku xigeenka Diinta iyo
Awqaafta
- C/laahi Colaad Rooble Wasiir Ku XIgeenka Warfaafinta
- Xirsi Aadan Rooble Wasiir ku xigeenka Gaadiidka iyo
Duulista Hawada
- Cabdalla Xaaji Cali Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo
Arrimaha Bulshada
- Axmed Cali Salaad Taako Wasiir ku xigeenka Boostada iyo
Isgaarsiinta
- Cismaan Libaax Ibraahin Wasiir ku xigeenka Beeraha
- Maxamed Axmed Tarsan Wasiir ku xigeenka Sportiga iyo
Dhalinyarada
- C/kaafi Macalin Xasan Wasiir ku xigeenka Tamarta iyo
Biyaha
- C/raxmaan Cabdi Cusmaan Wasiir ku xigeenka Ganacsiga
iyo Warshadaha
- Maxamed Ismaaciil Shuuriye Wasiir ku xigeenka Howlaha
Guud iyo Dib u dhiska
- Muno Ibraahin Abiikar Wasiir ku xigeenka Haweenka iyo
Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
- C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen Wasiir ku xigeenka
Kalluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda
- Maxamed Cali Geedi Wasiir ku xigeenka Macdanta
- Axmed Aadan Axmed Wasiir ku xigeenka Caafimaadka
- Maxamed Axmed Kulan Wasiir ku xigeenka Hidaha iyo
Tacliinta Sare
Sawirada Xaflada Caawa goor dhow
naga filo
Liiska Wasiirudowlayaasha iyo Wasiir ku xigeennada Cusub ee uu Ra'isulwasaaraha magacaabay… AKHRISO
Halkaan Hoose ka Akhri magacyada Wasiiru Dowlayaasha iyo Wasiiro Kuxigeenada uu caawa kudhawaaqay Ra'isul Wasaare Dr Cabdiwili Sheekh Axmed