DHAGEYSO Ra'iisal Wasaare C/Weli Sheekh: "Aniga iyo Madaxweynaha waxaan hoos isugu dhignay arrin muhiim ah"

0
Friday January 24, 2014 - 19:58:47 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1254
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO Ra'iisal Wasaare C/Weli Sheekh: "Aniga iyo Madaxweynaha waxaan hoos isugu dhignay arrin muhiim ah"

    Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/Weli Sheekh Axmed ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay hoos isugu dhigeen arrin muhiim ah oo ku saabsan shaqaalaha Dowladda sida Wasiirada, Saraakiisha sare iyo madaxda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/Weli Sheekh Axmed ayaa sheegay in isaga iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay hoos isugu dhigeen arrin muhiim ah oo ku saabsan shaqaalaha Dowladda sida Wasiirada, Saraakiisha sare iyo madaxda Hay'adaha Dowladda sharciyo cusub oo lagu soo rogay shaqsi kasta oo howl muhiim ah u haya Dowladda.  
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip