Ixtifaalka Nabigeena Muxamed ( NNKH ) oo lagu qabtay Wadanka Malaysiya ( Daawo Sawiro ).

0
Tuesday March 10, 2009 - 09:41:41 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 918
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ixtifaalka Nabigeena Muxamed ( NNKH ) oo lagu qabtay Wadanka Malaysiya ( Daawo Sawiro ).

    Waxaa lagu qabtay Magaalada Kuala Lumpur ee dalka Malaysia xuska mowliid-ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa lagu qabtay Magaalada Kuala Lumpur ee dalka Malaysia xuska mowliid-ka.




 

Xuskaan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Dallada Dacwada Fidinta Diinta Islaamka.
Waa markii ugu horeesay xus noocaan oo kale ah oo ay qabtaan soomaalida ku dhaqan dalkaan.

Sidoo kale waxaa ka soo qab galay dad weyne aad u fara-badan oo waxaadba moodaa in la-lahaa war yaa na-hogaamin karo aan xuska qabanee.

Waxaa halkaasi Muxaadarooyin ku saabsan Siirada Nebiga (NNKH) iyo Mashruuciyada ixtifaalka dhalasha-

Nebiga (NNKH) Ka soo jeediyey Culima’udiin iyo Aqoon Yahano ay kamid ahaayeen:’

1-Prof:- Xersi Maxamed Hilowle.

2-Dr Xasan Sheekh Cali Nuur (Imaan).

3-Sh, C/qaadir Sh. Maxamed Mataan (Colow).

4-Sh, C/Wali Axmed Sheekh.

Ugu danbeyntiina waxa ay xafladaasi ku dhamaatay sidii loogu tala galay.

Xasan Cabdi Xersi (Xasan Cadde)
Email:- adde053@hotmail.com
Kuala Lumpur Malaysia.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip