War Farxad U Ah Man City, Fernandino Oo Soo Laaban Doona Kulanka City La Qaadan Doonto Barcelona.

0
Wednesday February 05, 2014 - 09:43:55 in Sports by Web Admin
  • Visits: 1257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Farxad U Ah Man City, Fernandino Oo Soo Laaban Doona Kulanka City La Qaadan Doonto Barcelona.

    Xiddiga khadka dhexe ee Man City Fernandinho ayaa la sheegayaa inuu kusoo laaban doono kooxdiisa kulanka xiisaha badan ee ay la qaadan doonaan Champions League kooxda Barcelona, sida laga soo xiganayo warar soo baxaya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiddiga khadka dhexe ee Man City Fernandinho ayaa la sheegayaa inuu kusoo laaban doono kooxdiisa kulanka xiisaha badan ee ay la qaadan doonaan Champions League kooxda Barcelona, sida laga soo xiganayo warar soo baxaya.
Xiddiga reer Brazil ayaa dhaawac muruqa ah soo gaaray ka hor kulankii guuldarada 1:0 ah kasoo gaartay kooxda Chelsea habeenkii Isniinta,
waxayna natiijadaas soo afjartay Rikoorkii 100% ahaa ee ay City ku haysatay gurigeeda.

Manuel Pellegrini ayaa sheegay Talaadadii in Fernandinho garoomad ka maqnaan doono sadex ilaa Afar Asbuuc, taas oo la micno ahayd inuu seegi
doono kulanka FA Cup ee ay mar labaad soo dhowayn doonaan Chelsea iyo kulanka Champions League ee Barcelona.

Hadaba sida laga soo xiganayo *The Telegraph*, waxa la rajaynayaa in Fernandinho dib usoo laabto ka hor kulanka City la qaadan doonto kooxda
Barcelona wareega 16ka ee Champions League.

Waxaana lugta hore lugu balansan yahay Etihad Stadium marka taariiqda ku beegan tahay February 18keeda.


Source: Kooxda
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip